    Khayr | Wednesday, March 28, 2001 - 01:40 am Waxaan kumaqli jirey waxyaabo farabadan sida Dil, dhac, boob, dulmi iwm magaalada burco. Laakiin tanaa kabadartay magaalo yaroo soomaali daggantahay oo ay kuyallaan 75 goobood oo khamriga iyo xashiishka lugu gado. Waa arrin iga yaabisay alla show maxaa aalkolayste joogo iyo drug dealer. waa arrin laganaxo aadna ufolxumo badan. Waxaa hadalkaa sheegay wasiirka reer soamliland ah. |
    reer-burco | Wednesday, March 28, 2001 - 07:15 am kahr hoyadadi hore wase adiga oo reer xamar baad rabtaa in aad reer burco wax ka sheegtid kab wax lagu dufto baad is tahishaaye, xalkee naga lagu wasaa somaliya xamar xalkee nacasta lagu beraa somalia xamar xalkee khamriga lagu sameeyaa somaliya xamar daboolasha somali xalkee bay ugu badan yihiin somali xamar, adiga fataal baad tahey miyaad ilowdey in italain wabiga shabeele kaga talabi jirey |
    Burcaawi | Wednesday, March 28, 2001 - 11:04 am Reer Burco...Adigu SAC baad tahay ee inta cida iska deysid meel fadhiiso oo AF SOOMALIGA SOO BARO dameer yohow. Waxad tahay dameer yar oo hadda heeryada qabiilka la saaray oo marba nin sariiranaya. Hargeisa iyo Sacad Muuse ayaad meel walba ku hadal haysaa caydooda ee ma maantaad Xamarna u gudubtey lax yahay. To:KHAYR Burco warka laga sheegay waan akhriyey laakiin waa la buunbuuniyey. Afar nin baa xashiishadda iyo khamriga keena magaalada oo maadaama ay mamnuuc ka tahay in suuqa lagu gado ayay marba guri u guuraan. marka ninka wasiirka ahi wuxu is lahaa waxqabadka dawladda buunbuuni laakiin been buu sheegay. Marka ha werwerin saaxiib Burco waa Burcadeediiye. Tusaale waxaan kugu siinayaa haddii 1 MAS magaalo soo galo oo iskagoo carar ah isaga gudbo 10 guri maxaad odhan lahayd. Ma waxad odhan lahayd 1 Mas baa magaalada lagu arkay oo 10 guri galay Mise 10 Guri baa MAS lagu arkay. Labaduba waa weedho sax ah laakiin dan danbe (10 guri baa mas lagu arkay) waa misleading waayo waxay ka tagtay in Wuxu hal MAS oo keli yahay. Nimanka la qabtay ee afarta ah baa magaalada marba meel u guurayey ayadoo la ugaadhsanayo marka khalad ha fahmin. Midda kale dacaayadayn iyo hoos ka tuurna waa iska jiraa oo sheekada 1000 Budh baad ka garanaysaa. Burco waa XARUNTA IKHWAANUL MUSLIMIIN. Waa magaalada xagga diinta la odhan karo waa ugu horraysaa ama safka hore ayay kaga jirtaa.... |
    Khayr | Wednesday, March 28, 2001 - 08:13 pm Waan kusalaamay Burcaawi Arrinta waxaan ka'akhriyey Somalilandnet, runtii waam rumaysanwaayey lakiin hadana waxaan is'idhi ninka wasiirka ah way adagtahay inuu kubeen abuurto magaaladaa oo dee lafihiisa ayuuba u cabsoon inuu kubeenabuurto. Gabogabadii Waa,in laga hortagaa dadkaa sidaa uyaree mujtamaca sumcaddooda wasakhaynaya. Sidoo kale kuwa iyagana kaganacsada waxyaabahaa xunxun iyagana waa inlootaliyo. Waxaase wax walba kadaran in site macruufa uu buunbuuniyo arrimahaasoo kale. Waayo haddii lagu yidhaa magaaladaa waxaa kutaallo 75 goobood oo khamriga lugu cabbo waxaan fili inuu sawirka kuusoo bixi qurxanayn. Ugu danbayn waan fahmay qoraalkaada, qoraalka aan sammeeyeyna inkastoo laga fiicnaa inaan qoraba hadana naxdin iyo amakaagbaa igakeenay. Waad mahadasnathay saaxiib |
    reer-burco | Friday, March 30, 2001 - 03:55 am burco iyo khayr laba fataal baad tihiin maxaad isugu daba nagey naysaan, alal maxaa dakh yar na baratey, intaad burco ka hadleysaan xamar u ah maanat mesha somaliya u gu xun oo wax walba lagu beero ka hadla, |