Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Cigaal iyo Cabdillahi Yusuf oo Sheekaysta!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guled

Wednesday, March 28, 2001 - 08:41 am
Sida laga soo xigtay Jaraaidka Jamhuuriya ee ka soo baxa gobolka Waqooyi Galbeed waxaa dhawaan si khaas ah u sheekaystay Cigaal iyo Cabdilaahi Yusuf. Waxay ka wada hadleen arima u gaar ah labadooda oo aan wax siyaasad lug ku lahayn. Sidan ayuuna u dhacay iswaraysigoodii:

Cigaal: Waar Cabdillahi, war nin yahow qaadkii faraha badnaa ee aan cunayay iyo da'dii iyaa iga daba yimid ayaan umalaynayaa oo marka aan naagaha u tagayo dhibaa eheystee ila tali. Marka bal ii waranoo, marka aad naagta u tagto sideedaabaad yeeshaa?

Cabdullahi Yusuf: Ba'aa, war waa laguu yaqaan. Bahalka farta dhexe ayaa la sii raaciyaa.

Cigaal: Jaaw, oo waxaan ku waydiiyay marka aad farta raaciso miyuu kaa hadhaa bahalku mise farta ayuu dib ula soo noqdaa?

Cabdillahi Yusuf: Ba'aa waa uu iga haraa oo farta lama uu soo noqdo.

Cigaal: Jaaw waar iga waloow waa guz!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 28, 2001 - 12:46 pm
Looooooooooooooooool,
oo labada nin ee labada gobol kala xukuma ma heerkaas baa arin ka marayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Basra

Monday, April 02, 2001 - 01:53 pm
That is very funnny, looooool

way to go brother

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciid

Monday, April 02, 2001 - 04:20 pm
Sxb Guled waad naga qoslisaye sheekada waa mid xiisa lehe soo daa oo si fiican noogu dhamays tir hadii labada nin oo madaxweynayaasha ay sidaa sameeyeen waaba la yaabe oo weliba joorlnaalku qoray!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous

Saturday, April 14, 2001 - 04:52 am
Xayawaankii ayaan meeshan shir ku leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xayawaan lakal Xayawaan

Saturday, April 14, 2001 - 11:04 am
Shirka xayawaanada miyaa? Haa raali iga noqda waan ku soo qaldamay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Saturday, April 14, 2001 - 07:25 pm
this in funny mar dhaw xaarkiisa ayuu cunni doonaa sarqaanimad in qaadka in demenshiya laga qaado waa la hubaa... cigaal waa xaar cunne
ahbalka kale ee biijo isagu cuqdad baa dileysa iyo paranooya