Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Itoopia Sopporting terrorist Argagixiso=Caruuurta in la Badbaadiyo iyo shacabka=gaajo cudur masiibo=xabaasha shacabka iyo xanuunka gaajada
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XanuunDhib

Wednesday, March 28, 2001 - 05:20 pm
saxiib

Waa Argaxiso aan dan gaar ah wato
Qof samafal ah sidee loo Afduubaa ma waxaad ka soo horjeedaa in la badbaadiyo caruurta inta
hartey saxiib siyaasad kale keen midaan waad ku fashilanteen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Thursday, March 29, 2001 - 02:40 am
amxaarad ayaa naloo adeegsday laakiin aameerikaanka ayaa ka danbeeya shekadaan jooga nayroobi ee la yiraahdo mr.long iyadoo uu damacsan yahy in dadweynah soomaaliyeed loo guumaado guul daradii foosha xumeed ee ceydiid uu ku jibiyey americaanka sidaas darteed waxaan kaa codsnayaa muwaadin soomaaliyeed in aad noo soo sheegtaan sidii aan ula xiriiri laheen mrs.rise oo ah naag madoow oo ameerikaan ah oo ah la taliyah amuuraha dibada iyo colin powel state secretry iyo kofi anaan una sheegno rasiistayaalka robet oekley iyo long in ay farah kal baxaan dib u dhiska dalkeena dowladeena oo ay u adeegsdaan cigaal jaajuuska cia ah ee ethiopia siiya kal qeybsananta dadkeena iyo meelah leysag hor keeni karo xamr mudoolood dhexdiisa colaadii ceydiid cali mahdi dhex dhigey ayeey rabaan in ay soo cusbooneysiiyaan kismaayo ayaa ah meel kale oo cadawad ummada la rabbo in leysag hor keen iyo shabeelah dhexe soomaaliyeey u diyaar garoobe dagaal aan mar kale xornimadeena kag difaacano cadowga faraha badan ee dhexdeena ah oo ah worst enemy la soco qaldaamiinta mooryaanta iyo mahbarad maalin meel u carara laakiin shacabka soomaaliyeed wuu difaacan doonaa sharftiisa ama na dila am xabshi na hoos geeya am ilmo adeeradiin magacoowda waxaa yaab leh in la hadal hayo afduub dad loo geeystay oo nool iyadoo soomaali wadani soomaaliyeed si fool xun loogu xasuuqay halkaas oo aan waxba galabsan isagoo dhulkiisa joogan la diley ilaahyoow u naxariiso kuwaas kuwii dhibkaas u geystay caruurtooda ay agoomeeyeen iyo haweenka ay nin la'aanta dhigeen ka jeeseey adigaa weeyne.soomaalida dan yarta ah ha noolaato tanna yaa la hilmaamin waxey dabbo socotaa dilkii jeneraal talan,ahmed jaale,askarii boliiska ee shibis lagu diley iyo 15 kan qof ee soomaaliyeed magcyadooda ha la qoro kuwii dhibkaan geystay ee rabba in umadeena duli iyo dagaal aysan ka bixina aana looga harin loona cadeeya sida ugu cad this is not exceptable ameerika ayan dusha ka saareynaa ninka weyn long la yiraahdo ayaa qabn qaabiye safarkaan waxuuna la beegsaday mel gowracata caadeystay boob dhac iyo karaahiyo ku jiraan qaluubtooda laha nag haaye cadowgaas laayey kumaan kun soomaaliyeed oo aqoon yahano ah dhiig yacabka muuse suudina waxaan leenahy waa laga jaaseen eeygii eygu dhalyoow abaha iyo isirkii nacaldi ha ku degto cuqubadna ha ku hesho..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UUUU

Thursday, March 29, 2001 - 09:18 am
WAXAA KALA XIRIIRTAA nAAGTAAS
CNN.COM AYAGAA U SHEEGAYO FARIINTAADA