Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics (Current): YAA RABA IN UU KA HADLO WAX AAN QABIIL AHAYN ... SIDA IN LAAMI LOO DHISO SANAAG....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL-CEERI

Wednesday, March 28, 2001 - 10:16 pm
WAXAAN LA YAABAA IN DADKA ISTICMAALA FORUM KA OO DHAMI AY QABIIL ISU CAAYAYAAN OO AY ILAAWEEN IN AY U ISTICMAALAAN HABKAN FUDU EE ILAAHAY SIIYEY AQOON IS WAYDAARSI IYO WAX QABASHO UBADKOODU U AAYO BERITO.
WAXAAN AHAY NIN U DHASHAY GOBOLKA SANAAG, GOBOLKANA WAXAA DEGA QURUUMO BADAN OO KALA QOLO AH WAXAA WAQTIGII INAGAGA DHAMAADAA SIDAANU DIFAACAYNO QABIIL IYO QADIYAD KUU GAAR AHOO AAN FAAN MOOYEE WAX KALE KU TARAYN, TUSAALE AHAAN HADII AAN MAALIN KASTA KU DOODO CEERI ANIGA U BADAN IYO ANIGAA KAA BADAN WAX AAN WAQTI LUMIS AHAYN KA FAAIIDI MAYNE EE WAXAAN JECLAAN LAHAA IN AAN QADIYADA BEDLO KANA HADALO SIDII GOBOLKU YEELAN LAHAA WADO LAAMI AHOO GOBOLADA KALE KU XIDHA. DADKA AAN GOBOLKA U DHALANINA HA NAGALA QAYB GALAAN FEKREDAN
WAAD SALAAMAN TIHIIN.