Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Siyaasad Baas BuBur,dagaal xanuun,Isku Dir,Sharafway;Guulihii.?C/yusuf
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Barni

Friday, March 30, 2001 - 03:47 am
saxiib
Waad Aragtaan meesha uu Na dhigey Wax kasta
waxaa ka sii Daran Dagaalo uu keeney Gabolka aan
hore loo arag in reer reer leysku diro ,waan sharaf beelney boowe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 30, 2001 - 01:36 pm
TO: barni walaal waxa dhibka keeney waa runtaa waa ayaga iyo c/yuusuf
waligey maanan is dheheen rer reer bey noqoni puntland
walee waa yaab reer c/lahi yuusuf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Food

Friday, March 30, 2001 - 07:39 pm
TO:Barni.
Walaal balo majirto hana ka baqin in reer puntland ay qabiil isu laayaan,Walaal xaq baan u leenahay inaan saxno wixii khaldan.
nina ka ogolaan mayno inuu dadka ku xadkudbo.