Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): TO madaxda dawlada ku meel gaarka ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 30, 2001 - 09:24 pm
mafilaysaan inaad dalka maamulkiina gaarssiisaan idinkoon dhisin ciidamada qalabka siday? mafilaysaan inaad nabad ku keeni kartaan inaad afka ka dhahdaan waxaan raadinaynaa nabadmmahane? mafilaysaan in itoobiyp faragalinta dalkakuhayso ilaa aad ka abuurtaan ciidamadii qalabka siday? mafailaysaan inaad kooxaha muqdishoo oodhan ay wada hadal idinku sooraacayaan? ma umalaynaysaan inay dawladnimada tahay shiraraka dibada oo latago mase waxaa kamuhimsan awoodaada oo dalka aad garsiisid? maxaad hormur mar samaysaan 7 bilood ee aad shaqaynayseen? su,aalahaas oo dhan aana kajawaabaya
mafilaysaan idinkoon ciidamadii qalabka siday dhisin inaad dalka maamulkiina gaarsiisaan
ma idiin suurta gakayso inaad afka kadhahdaan nabad baan rabnaa ayooday dalka kajirta awoodaha iyo fikradaha fog fog oo idinka soo horjeeda sidaas daraaded waa inaad raadisan xal walba meeshii uu kuhaboon yahay mashi wada hadal ubaahna wada hadal meeshii awod ubaahna awod
mafilayo inay itoobiyo fara galinta joojinayso ilaa aadciidamadii qalabka siday ka abuuraysaan ama ay aragto awood soomaaliyeed oo kahortagi karta
mafilayo kooxa muqdisho oo dan inay idiinsoo
raacayaan sidii qanyare oo kale waxaa kamid cah kuwo madaxooda xabad waxaan ahayn uusan maqlin sida muuse suudi iyo cismaan caato ookale
haa waxa badan baad qabateen intii jabuuti laga yimid laakiin xamar miinana soodhaafin hadaba waxaan adiin soojeedinyaa inaad sida isku dhantaan oo aad siyaasadiina waxka badashaan malashiyooyinka beelaha xanmar daga ciidan qaran manoqonayaan ee ciidan qaran dhista maantay baad waxaad haysataan taageeradii aduunka niyo tii shaCABKA SOOMAALITEED hadina kla faaiidaysan waxaa idin soomaraysa inaad labadaba waydaan oo idinka kaliya isku soohartaan intaas iyo nabad galyo shaqo iyo guul