Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Maxey idinla tahay siyaasada weyne long?aid workers ama samofalena ma dan buu noo wadaa?ethiopia yaa kan dambeeya?mucaard ku sheega waa maxay motive kooda?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed_dahir

Saturday, March 31, 2001 - 01:37 am
marka hore weyne long waa nin ameerikaana ah waxa uu u shaqeeyaa united nationka,laakiin kama amar qaato ee waxuu si toos ah u fuliyaa waxa ay state daparment rabto.

soomaaliya qabiilka madaxweynimada heysta waa qabiilkii ceydiid sidaas darteed amerika dadkii ay rabto waa uu socon waayey sidaas darteed waa ay ka dhaadhici la dahay in soomaali saas faqiir ah ay si fiican ula socdaan siyaasadeeda diideena badankood gumeysiga waxuushta ah laakiin sidii caadad aheed cadanka waxey isku jibiyaan madoow iyo madoow gumeystaha midoobaa ayaa hadda sir iyo xeelad la garb taagan yihii
aar goosi dagaalkii iyo jabkii unisom in ay damacsan tahy miyeeyna u muuqan markii ay ethiopia wakiilka uga dhigeysay arimaha dib u heshiisiinta soomaalida laakiin yaa haa la soo booday kuwa mucardka maanta iska dhiga ee qaldaamiinta iyo mahabarada dadka kal qoqobay xaarn ay ka tahy in ay wadanka hogaamiyaan iyagoo dad shisheya adeegsanay welina fahmin
ayna sameeysay somaliland,puntland iyo waxa loo gu yeero building blocks o.

maanta waxaa dhaliisha somalinet ay ka wadaan dowladii soomaaliyeed qabiil bey ku dhisn tahay waa yahayee maxey belaayolands ku dhisn yihiin?mise waa dowlad gobeleed sidaas darteed waa la qaadan karaa kuwa arinkaas la soo booda ama ku sheekeeya isticmaar kal gedisan baa na gumeysan jirey maxaa idiin diiday in aad isku tagtaan oo dadka soomaaliyeed badbaadisan?

waa yabee miyaaney puntland iyo somaliland ku sheegta iyo rra qabiil ahen?dhexdoodan aan is arki kerin aduunkan isagu neceb oo ethiopia u kal dhuunta kii ay maalinba soo dhaweysana isqaado qaado maanta ceydiid bey buun buuniyeysaa waayo suaasha somali ween caqli lagu helo xuseen ceydiid ma lah ama cudu uu dhisi karo ama soomaali uu mideeyn karo taasna caruurtaba waa ay ogtahy kolka maxaa looga dan leeyahy ?

qabiilo faro badan oo isku tagy iyo dad kala gedisan oo soomaaliyeed ayaa dowlad noqda marka hore teeda kale arta dowlada lagu soo dhisay ayaa ku sifowday soomaali wadajirta.

nimanka samofalyaasha loo yaqaan oo jaajuusiin ama kuwa diinta masiixiga fadiya am kuwa rasiiste ah ee weyne long,robert oekley etc. ..oo malaaig isku maleeya waxaa ugu weeyn dantooda lacagta faraha badan ay mushaar ahaan u qaataan iyo allowence loo siiyo kuligood waxey leeyihiin booyaasiyin iyo guryo waaween ama five star hotels ayeey nayrobi ka degen yihiin exotic place ayaan ku noolaan jirey iyo afrikaan ayaan isku soofan jirey intaas baa u dan ah in ku sheekayaan ritairementkooda waa mid qiimo wen leh markey ku soo laabtaan dhulkooda iyo dadka ay dan u wadaan

samofal iyo naxariis kam aha waxaan la ogyahy in ay jaajuusiin yihin(care australia lagu qabsaday xaduudka bosnia basasnimo ciraaq oo kal hore ku eedeysay jaajuus kuwa samofal u shaqeeya kalman jeca kiristaan iyo muslin madoow waa kaas koonfurta suudaan wax ha u qabtaan si kasta oo ay u muujiyaan waxyaabah foosha xun ee halkaa ka dhacaya hadana ilama aha in mid somalinet u hadla uu yiraahdo ilma ayaa qoryah heystaa waa adoon cajaaib badana ma jaajuusiinta mucaardka ayaad tahay somali ma shegan kertide dhaqaale ayaa dadkan sidaas u sameynayaan maadaama ay mushar fican samofalku siiyo mashiidiyayaasha iyo wax ay ugu yeraan ilaalo waadna ogtahy soow ma ah cidda bililiqeytay qarankii soomaaliyeed ee burburisay qoryahii dayacay faylalkii wadnka dhinaca dhaqaalha siyaasad arimah qabiilka dambiilayasha jaajuusiinta iyo wixii la raaci lahaa gubay ama tirtiray si aan loo raacan kuwaas ayaa ah kuwa mucaardaka ah hubkii amaxarda in lagu gumaado oo looga xoreeyo dhulka soomaaliyeed ay gumneysato iyo in lagu difaaco soomaaliya jirtan lo soo iibiyey dadka soomaliyee yaaisagu dhiibay? waad taqan baan u maleynaya iyo ciidankii qaranka difaaci lahaana kuwii hogaaminayey maanta amxaro labo xidigleeh dagoodi ah ka amar qaataan )

waxaa kaloo in a fahmo ah international donors whose interest is ignition and flaming new fighting as they receive risk allowances and their false approach would not be traced.

kuwa mucaard isku sheega iska dhigana in ay soomali dan ka leeyihiin toban iyo dhowr sanno ayey shireyaan waxna qaban keri waayeen oo ay leynayeen neceeb karaahiyo iyo qoqob umada ka dhex wadaan .
dagaalka sokeeya ay gaarsiiyeen reer reer laf laf cida wax ka dhowrta waxaa weeye kuwa ay iyagu maal geliyaan magacyo fancy ah oo mar walba soomaali ku jiran ku soo dareen balse laftooda iyo ninka ay metelayaan danhooda ilaasha kuwaas waxaa ka mid ah somali witch ,shaah hagoogtayaal la ogsoon yahy in ilmo adero yihin abdulahi yusuf

had iyo goorna u heegan ah in ay wejigooda kiimiko ku cadeeyaan iyadoo dabadoo madoowdahay ee cusiriyada kkk sheekadeeda iyo bibleka kiristaanka iyo skin head taktiks edeegsada oo asal raac ah dhibak dadka soomaliyeedna maskaxdooda jiran ka soo bilaabatay ileen daarood hoganka dalka xabad baa looga qaadaye mid nin ku toogtay calula oo wherever iyo mid xamar lag eryaday nayjeriyan ku baqtiyey o raba in uu wadanka u teliyo ninkaas naftiisa qaati ka kataagn

waxaa kaloo jirra kuwa jiran oo la yiraahdo somaliland forum iyo qaasatan internetka qabiilada soomaaliyeed ka caaya dacartana dad caqli badan iska dhiga oo la ogsoon yhay ujeedad ay leeyihin in uun ay tahy cajaldii afweyne balse markaaan soomali oo dhan sheekadaas mari meysee tratooriyaal ka dhigaya sheekada si dad ay u heystaan in ay ka badn yihiin ugu amar ku taagleeyan kuwa ka soo fido waxyabo aakhiro iyo aduun lagu seeg maantan uu ku soo darmasay mid sucad isku shegtay iyo mid xasan acli la yiraahdo oo muqdisho eey mucaard ah oo kale dadka soomaaliyeedn ay fahmsan yihin in uusan joornaliiste leheen waayo sawiro ayuu soo raacin lahaa ama homewrokiisa si fiican ayuu uga soo shaqeen lahaa waayo dowlad ku meel gaarka kuam uusan eedeeyeen qabiil iyadoo la ogyahy in sida aan kor ku soo shegay belaayolands ay godad qabiil oo fancy name leh ay yihin gumeeysigan ku ageedto lagan adkaaday oo wadaninimadoodii ku geteen lacag yar iyo sharfkii soomaaliyeed
teed kele waxa maanta aad arkeysaa in somalinet ku sheegta qabiiliga ah ay sheekadii raqiista aheed ee mucaardka ee anigaa caqliga badan balse sheekadooda caruurta ay ogtahay oo ah in dadka soomaliyeed ay qabiilo yihin maamul kasta oo dhisan oo jirra ama jabhad walba ama urur walba aduunkaan inta saaran ee soomaali ah uu yahy mid qabii l ku dhisan ama web page marka maxaa dowlada soomal?iyeed logu mucaradayaa qabiil bey ku dhisan tahy miyaaney aheen dowada keliya ee qabiil walba iska dhex arki karo oo soomaaliyeed kuna guuleystay soo celinta calankeenii fagaarayaasha caalimiga ah muddo yar midda siyaasad gudaha aniga waxey ila tahy in shisheye qodayo cadawadeena dano gaar ah ka leeyihiin kuwaas oo ah wadamad reer galbeedka iyo etoopiya.