Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Dadka soomaliyeed dhinca badda ayaan uga bixi karnaa baahi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 31, 2001 - 02:07 am
maxey idinla tahay hadii inta ka badbaaday dhibka soomaaliyeed uga badbaadeen waayo waqtigooda qaaliga ah waxey ku dhameestaan ku raaxeysiga xeebaha dalka iyo kuleemeysi iyo dabaal iyo surf
inta ay u shaqeen lahayeen warlord ama darooga dhuuqi lahaayeen jir dil iyo maskaxdan ka burburi laheed sidaas darteed waxaan kula talinayaa dadka magaalada muqdisho in badda xeebah qurxan ee magaalad ee dabiiciga ee aan burburin ileen dhismo maa hee ay wqitigooda badan ku qaateen inta ay ka baxayaan gacanta dhiig yacabka waa inta rabta in ay ka badbaadan maskax dilka warlordka iyo qoqobayssha dhulka soomaaliyeed iyo xabshi jirkaaga ayaa kuugu dhismaya naftaadana nafac bey u yeelaneyss kaluunka caqliga daka ayuu kor u qaadaan nafsadan raaxda badda wey u wanaagsan tahy ha la buun buuniyo nolasha badda halka nolasha qabiilka qaadka iyo darood xume nacnacdiis la buunbuunin lahaa....