Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Xabshi waa koopi gareeyn waxeeda
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed_dahir

Saturday, March 31, 2001 - 05:22 pm
bal ila arka arta waxaa ay ku bedesha hawaash
abdiqasim waxaa ay ka horkeeneysaa xuseen ceydiid
balse waxey fahansaneen in abdi qasim baalmaan leeyahy maxkamd leeyahy kuriistii dowlad soomaaliyeed ee caalmak isagu ku fariistay.
waa yaabeye xabshi iyo kuwa u shaqeeya ma baarlamnak puntland iyo somaliland bey xusen ceydiid madaxweyne uga dhigeysaa ileen qofkaas aas aas ma alhee cid uu metelaan ma jirtee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 31, 2001 - 05:25 pm
Members of the Security Council heard a briefing by the Assistant Secretary General Mr. D. Turk summarizing the latest political developments and the humanitarian and security situation in Somalia.

Members of the Council strongly condemn the fact of the abduction by militias , belonging to a Somali faction, of the UN personnel in Mogadishu, as well as the NGO humanitarian staff.

They demand immediate release of the detainees. Members of the Council demand that those responsible must be brought to justice.

Members of the Council call on all Somali armed groups to respect fully the security and safety of all personnel of the United Nations and other international organizations.

Members of the Council call upon all Somali armed groups to exercise restraint and to put down their weapons and engage in peaceful dialogue with the Transitional National Government.

Member of the Council note that while the humanitarian situation across Somalia has improved, the vulnerability of the populations at risk still remains a concern. They expressed their hope that donors will respond generously to the just launched Consolidated Inter-Agency Appeal (CAP) for 2001.

Members of the Council reiterate their support for the outcome of the Arta Peace Conference, leading to the establishment of the TNG.

Members of the Council call on all States to refrain from any military intervention in the international situation in Somalia and emphasize that the territory of Somali should not be used to undermine the stability in the subregion.

-

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 31, 2001 - 05:35 pm
Wasiirka 1aad ee Dowladda KMG ah , Cali Khaliif Galeyr ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hoteel Ramadaan ee Magaalada Muqdisho kaga hadlay afduubkii loo gaystay howlwadeenada shisheeye ee Qaramada Midoobay iyo faragelinta ay Xukuumadda Itoobiya ku hayso arimaha Soomaaliya.



Ra’iisal Wasaaruhu wuxuu ku eedeeyey afduubkaasi maleeshiyada ka amar qaadata Muusa Suudi isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay afduubka loo gaystay howlwadeeno dalka uyimid arimo samafal. Mr. Galeyr wuxuu sidoo kale sheegay in Dowladda KMG ahi ay aad uga fekerayso amaanka shaqaalaha ajnabiga ah ee dalka yimaada isagoo cadeeyey in ay hadda ku howlan tahay sidii loo soo dayn lahaa laba howlwadeenada shisheeye ee wali afduubka loo haysto, kadib markii ay dhowaan qafaasheen maleeshiyooyinka Muusa Suudi Yalaxow.



Ra’iisal Wasaaruhu wuxuu soo hadal qaaday in dowladda Itoobiya ay faragelin ku hayso arimaha gudaha Soomaaliya isagoo sheegay in ay ciidamada Itoobiya dhowaan soo weerareen Magaalada Beled-Xaawo. “ Itoobiya nabad iyo deganaasho uma ogola wadamada Geeska Afrika” ayuu yiri Ra’iisal Wasaare Galeyr oo tusaale u soo qaatay sida ay Itoobiya ugu noqotay cudur ku jira wadamada Ereteriya, Suudaan, Jabuuti, Kenya iyo Soomaaliya.