We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 01, 2001 - 12:50 am Mismilaah. Saaxiibalayaal qofkastoo Soomaali ah oo maskaxdiisu fayawdahay wuu ka dharagsan yahay waxiidhacay iyo waxa hada ka dhacaya dhulkeenii hooyo.Waxaan ubaahanahay xal dag-dag ah oon sina loodib dhigi karin, malaayiin soomaali ah ayaa Gaajo,Cudur iyo dacdaro ugu tabaalaysan dacalada Adduunyada sawirna lagama bixin karo mashaakillaadka haysta umadeena. waxaan qabaa Dawlada hala taageero shuruud la aan.Waxay ilatahay indhaha ha lafuro, maxaynu ku qiimayn karaynaa khasaaraha umadeenii soogaadhay? oh! mifadlan eeg isbadalada ka socda geeska Africa shucuubaha isliqaya iyo collaadaha boqolaal jirsaday. Aan iska ilawno faraqa inoodhaxeeya, oh! away istaraatijiyadeenii arimaha dibada, away Soomaali-wayn katalisa Bariga Africa, away sharaf iyo doonisteenii. Jahli, Gaajo, iyo faragalin shisheeyaa masuulka ah dhibka jira, umada rabisteedu waa isjacayl iyo nabad ku wada noolaansho, barwaaqo iyo Soomaaliwayn Jidkaloo muuqdaa majiro Dawladoo lataageero mooyee yaynaan ogolaanin khasaare intan kabadan saaxiibadayoow. sidaas iyo wabilaahi towfiiq. Deeq Cumar Barre, Deeq47@hotmail.com Flora-Norway
|