Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Milosevic xalay ayaa la qabtay dhiig acabyaasheena ayaa hadhay. Akriso halkan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

allaale

Sunday, April 01, 2001 - 06:45 am
Walaalyaal waad salaaman tihiin.

waxaan ognahay in dalkeeni iyo dadkeenii dhibaato haysato taasna waxaa ugu wacan inagoo aynaan inta badan kala saarayn wixii dantu inoogu jirto iyo waxay inoogu jirin taasoon u malaynayo diinta oo aqoon la'aani inaga haysato iyo wadaninimada oo inagu yar. Hadaba waynu ognahay daggaal ogayashu inay dalkii xabashi ay kacanta uga gasheen maalin kasta xabashidu boqolaal soomali ah ayey dishaa waxana u qorshaysan inay soomaliya dawlad yeelanin waayo sidan ayey dani ugu jirtaa waxay maanta dhibaato inooga dhamaan laadahay xamashi ayaa u aaba ah. su'aashu waxa ay tahay soomaalida wax garadk ahi masoo taagi kaaraan maxkamad dhiig miiratdan hoos ku qoran:

Xuseen caydiid. yalxaw (jahiil ugu wayn) caato ood sida ogtihiin dilaay in ka badan hal malyuun oo qof walina wada dilkii dadkii umada gargaarayeyna qafaashay. Waad maxhadsan tihiin.