Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): MAXAY DOWLADA KMG, U TIRAAHDAA ITTOPIAYAA NOSOO WEERARATAY????.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

filsan

Sunday, April 01, 2001 - 10:38 am
waxaan layaabaa in mar walba uu Cali khaliif dhaho waxaa soomaliya soo weeraray dowlada itopia!!!
Asagoo isku dayaaya inuu Aduunka ka dhaadhicya saa!!Hadaba waan wada ognahay in dowalda itopia gardaro aan geed loogu soo gaban kusoo weerarato Soomaliya har iyo hameyn, laakiin Adunku ma ku rumaysan karaa inuu Cali galydh afka ka yiraahdo? itoopiyana afka ka beeniso???

miyayna arintoodu ahayn he/she said. waxaa ogsoonahay maanta in aduunku horay umarayn waxadan buruuf u hayna aan qofna kaa aqrisanayn, marka miyuu taa moog yahay cabdi qaasim/galaydh ?
mise sheeko xariirbay rabaan inay waxku xukumaan??
waxaa cajiib ah inay maalin walba dalka soo gasho lacag la,soo been abuuray ama hub horleh hadaba miyay dowladu ka indho xiran tahay in technogy tahay hubka ugu culus oo maamta laysu adeegsado ama ayba wadamada horay u maray uba tahay new religon,,,
hada goboladu gu badan oo la dhaho itoopia soo weerartay waa gobolka Gedo,bay, bakool,miyaa loo waayay nin kaamiriiste ah oo soo duuba askar itoopian aha oo dresskii wato oo dadlaynaayo ama faraxumaynayo dumar kadin haddii lagu doodo waa marqaati ma doonto. Itoopia oo ah wada ugu tuugsiga badan aduunkan fadexad soo kuma aha?
Mise lamaba socdaan???????