Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): HAWIYUHU MAXAY U DIIDAAN IN AY YIRAAHDAAN HAWIYE AAN AHAY.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BACAADWAYNBOY

Sunday, April 01, 2001 - 02:44 pm
Salaan.

Waa iga su'aal, waxaan la yaabay aniga oo oo booqanaya Italy 1984 ayaan waxaan la kulmay wiil soomaaliyeed aniga oo raadinaayo qof Soomaali ah, waan wada sheekeysanay waxaan weydiiyay Gabar Mucaarad ku ahayd Siyaad Barre oo ROma joogtay in uu Garanaayo, wuu iga gaabsaday, aniga oo fasaxayga iska yaraa oo arday ka ahaa Lexumberg ayaa waxaan weydiiyay halka aan ka heli garo dad Mucaarad ah, waa uu garan waayay, wan sheekaysanay oo waxa aan weydiiyay waxa uu qabto, waxa uu ii sheegay in uu la joogo Hooyadiis oo Guri gaalo ka shaqaysa,waxaan weydiiyay waxa uu hor fadhiyo hooyadiis ninkaan Labaatan Jirka ah, markaas buu yiri Wadankaan shaqo ma jirto, oo maad wax baratid baan iri, wuxuu yidhi dugsi sare sooma dhigan, and so many Excuses, ugu danbayntii waxaan weydiiyay Qabiilkiisa markaas buu yiri Murursad, waan ku celiyay oo aan iri yaa tahay, hadda jawaab isku mid ah buu i siiyay, markaas baan iri ma hawiye baa Tahay maxaad hadalka hoosta ugu dhigaysaa, markaas buu Murursade baan ahay haddan,
marka su'aashaydu waxay tahay, maxay u diidaan in Hawiye lagu tiriyo mise ereyga Hawiye baa XUN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/RAXMAAN

Sunday, April 01, 2001 - 05:23 pm
WAXAA LAGA YAABAA INUUSAN AQOONIN QABIILKA UU KA YAHAY, ANIGABA WAXAAN BARTEY DAAROOD INAAN AHAY 1990 KAHOR MA-AQOONIN LAAKIINSE WAAN AQAANEY INAAN AHAY LEELKASE WALAAHI,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Murusade/Abakar

Sunday, April 01, 2001 - 09:25 pm
TO: Bacaad weyn boy

Murusade ma walashaa ayuu ku wasey bacaad weyne mise adiga' maxaad karabtaa tolow

waxaa laga yaabaa inaad aragtey mid ah midgaan oo ah daarood laakiinse sheeganayey Murusade ee wax hubso dadbadan ayaa baryahan dambe sheegto Hawiyee

hadii aad adigu jeceshahay in aad Gus1 Murusade u jaqdo laqdo, sii wad dooda,