Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Camalow oo sheegay lacag la qadhsaday......
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Sunday, April 01, 2001 - 06:38 pm
Camalow oo ah ninkii isu rabay jagada mamulaha bangiga DMKG oo iminka Toronto ku sugan waxuu cadeeyey in 15 million oo dollar oo dawladaha carabtu ugu deeqeen Somalia in iminka lagu shubay banki ku yaala Fransiska oo ay lacagtaas kala qaybsadeen Qasim, Buubaa iyo Galaydh(waa siduu hadlka u yidhiye)

Somaliyey ninkani ma nin cadhaysan oo nimankan magacooda dilaya baa mise arintani waa dhab?.

Wagar! walee tanina ma u danbaysay DMKG.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEELBUUR

Sunday, April 01, 2001 - 11:01 pm
BADHAN

waa muwaadiniin naftooda hurayaal ah, ha cunaan , ha la qaan , ha ku qayilaan

that is u are answer""