We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 01, 2001 - 08:40 pm Waxaan halkan uga diraynaa dhambaal tacsi ah dhamaan dadkii ku geeriyooday iska hor-imaadkii Jimcihii ku dhexmaray magaalada gudeheeda ciidamada SNF iyo taageerayaasha C/qaasim. Dagaalkaa ka dhacay magaalada waxaa ku geeriyooday 22 qof, aniga iyo qaar katirsan cuqaasha magaalada ayaa kusoo booqanay cisbitaalka dadkii ku dhaawacmay dagaalkaas oo ay tiradoodu gaarayso ilaa 47 qofood,waxaa xusid mudan inaan halakan ka caddayno in malayshiyadii la jabiyay ay u badnaayeen beesha CAYR (ninka watay baa tusaale idiinku filan oo la'oran jiray CABDI KUUS,isagoo ku dhintay dagaalkaa). Waxaan halkan ka canbaaraynaynaa falalka waxuushnimada ah ee beesha C/qaasim iyo taageerayaashooda ka samaynayaan gobolka Gedo,iyagoo weliba ku marin habaabinaya dadka Soomaaliyeed iyo adduunkaba in Itoobiyaan soogalay waddanka mar walba oo ay dharbaaxo xanuunbadan soogaadho. Waxaan u sheegaynaa nimanka reer Gedo ee lahaystayaasha ku ah magaalada muqdisho inaan hub loogusoodhiibin dadka walaalahooda ah. Saaka oo ah Axad waxaa magaalada ka dhacay bannaan bax ay ka qaybqaateen dad tiradooda ay aad u badnayd oo lagu qiyaasay dhowr kun oo isugu jray madaxda gobolka,waxgaradka,haweenka,yo caruurta;banaabaxaas oo si kulul loogu canbaareeyay kooxda Carta oo lasheegay inay iyadu mas'uul ka tahay xasuuqa ka dhacay magaalada, sidoo kale waxaa lagu gubay calanka dalka Jabuuti, iyadoo dadku ku dhawaaqayeen halkudhegyo ka dhan ah Ismaaciil Cumar Geelle oo ah nnka ka danbeeya falalka foosha xun ee ka dhacaya soomaaliya. Sidoo kale waxaa aad loogu canbaareeyey dibad baxan CALI KHALIIF GALEYR oo hadda ku caanbaxay aflagaadada uu u gaysanayo dadka soomaaliyeed iyo waddamada aanu deriska nahay; hoggaanka sare ee SNF wuxuu kula talinayaa Gleyr inuu ilaashado jagadiisa khayaaliga ah, lakiin uu aflagaadada ka daayo dadka aysan isku siyaasadda ahayn. Ugudanbayntii waxaan halkan mahad ballaaran ugasoo jeedinayaa dadka kunool magaalada B/Xaawo sidii geesinimada lahayd ee ay isaga caabiyeen cadawgoodii; ururka SNF wuxuu ilaah uga baryayaa mujaahidiintii uga geeriyootay dagaalka inuu ilaah janadii ka waraabiyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 10:10 am Aadan Beled Xaawo To Calooshood u Shaqeystayaasha Horaa looyiri:AFNOOLI WAA HADLAA EYNA WAA CIYAA... waxoogaga quruushta ah oo Xabashidu idinsiiso waxba kuu tari meyso Aduun iyo aakhiroba seegtey Berina ayadaa gacanteeda kugu gowrici xabashiyi saa waa la yaqaaan sidey u gashey kuwii horey ugu shaqeyn jirey Tusaalena Buraala kugu dhow oo ka soo lugeeyey. C/qaasim waa madax weyne Umadda soomaaliyeed ka naxow nafta waa dowlad soomaaliyeedna waa taa calankeeda meelwalba laga lulay soomaaliyina ka ilbaxdey maanta reer hebel iyo bani fulaan qab qablaayl dagaalna buugoodi waa la laabey umadda soomaaliyeedna Rabitaankeeda Ashkhaas ey ka mid yihiin Cigaal Caado qaate,Ceydiid,caato iyo ini yey....oo gidigood ku caan baxey inay ka ganacsadaan dhiiga umadda soomaliyeed maanta wey fashilmeen oo usocon meyso ilaahay idankii waayo Alle iyo aadamiba ma ogola waxay wataan umadda soo maaliyeedna sida Taariiikhdu dhigeyso wat taqaana sidey Midnimadeeda iyo Qaranimadeeda u difaaci lahayd Ee waxan idinleeyahay Nimaan idiin fureyn yuusan idiin rarin maantad waqti heysataan Toobad keena oo gaala raacnimada iska daaya qabri hadaad saa ku gashaan Allaa balan qaadey inaad sheydaan iyo gaalo meel kula waari doontan. Wabillaahi towfiiq
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 12:11 am Cabdi Kuusna maxaa Buulo-Xaawo geeyay?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 08:34 am ninkaas samatar tuuk, Mareexaan iska dhigee tuugyahow majeerteenak ah. Waryaa anaga haddaan anaha reer gedo, dadkii ugu horeeyay ee dowlada taageera anaga aheyn. Cabdulahi/caato/ceydiid/shaartigaduud alla igu og ineysan ineysan aheyn dad wadaninimo ey ku jirto, cabdulaahi yusuf meesha uu idin dhigo waa arki doonaa, Kuligood waxay dano gaar oo wadankaas iibsadaan bey doonayaa. Marxalad aad uxun ayay somaliya ku jirtaa, oo xabashi doneyso iney kala qeybiso. Ragaan kale c/qasim iyo Galeyr waa rag doonaya iney soo celiyaa qaranimadeeni. Galeyr allha noo daayo siyaasi weyn, waxaan ilaah ka rajeynayaa waxii xun inuu naga qabto.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 01:03 pm Kan booga furay iyo kan leh Kuus maxaa B/Xawo keenay,yaan la yaabanahay. Maxaa idin helay intaas waa ka fiicnaan jirteen marka aad wax khayaneysaan? Mise baaqi baa idka xuumaday. Kuus B/Xawo ma imaan ee waa ku dhashay,Gabrna ma keenin Ab iyo Isir buu u dagaa reerkiisa Gedo welina waa reer B/Waxo. Ka fiirso marka waxa aad leedahay ADIGA ANIGA ma joogto hoorana bogag kale kugu sheegay. Tan Cayrka ku sabsan. Mareexaan looma soo hiliyo oo sida Majeerteen ma aha.Isagaase dadka u gurmadda. Marna lama arag sida adigoo kale in ay yirahdaan KALAY NAGA FUJIYA CADOWGA IN HEYSTA SIDA GALKACYO LABADDA JEERLAGAGA KICIYAY SACAD.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 11:25 pm Habarta odayga la saar walee mareexaam majeerteen ku hadaaqiis ma daayo markii geel loo heesuu majeerteen ku heesaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 11:51 pm To: "reer" Carta Cabdi Kuus maxaa B/Xaawo geeyay?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 01:26 am wiil qurmood wali ma nooshahay inaad dhimataan ku mooday baryahaan meesha waa lagaa waayay maxaa kugu dhacay,,,,ina yeey ma dhaban yahay melez baa soo saartay baan maqalnay maxaa arrintaas war ka heysaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 01:30 pm mareexaan waxaa ku jirta inferiority complex toward majeerteen....lol...tan kale mareexaan looma hiiliyo waa been.........soo idinka cayr iyo giir giir soo watay marakaan kismaayo idinka buriney........marka saaxiib ragga u jawaab adigoon majeerteen ku ordin.......waxaa hubaal ah inaydan dawladdan jaceyl u qabin ee aad ku qasbantihiin, ileen cayr baad magan gelyo u tihiine.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 08:59 pm lol@anon wixii aan awood lahayn baa dad soo wata, oo isbahaysi dagaal ku gala. yaa idinka yeeriyay isbahaysiga kismaayo ku soo duulay. cabdi kuus maxaa beled xaawo geeyay. nijaaska magaca sharafta leh ila wata yuu ahaa? wiil-qardhood ma qolodii baa? lol, fawdadii xamar kuwa markay netka soo galaan murtidoodu tahay wax raggu ka xishoodo, ileen duul waxaa yaqaan baa ka hadla
|