Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics (Current): Aftida SOMALILAND waa sidatan INSHALLAH?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaalkiin soomaali

Monday, April 02, 2001 - 12:57 am
DHulbahante 95% Somaliweyn Bey rabaan 5% somaliland bey rabtaa
Gadobuursi 80% somaliweyn bey rabaan 15% somaliland bey rabtaa 5% wey xayirtanyihiin
Ciisaha 99% somaliweyn bey rabtaa 1% wey xayiranyihiin
Isaaq 70% somaliland bey rabtaa 15% somaliweyn bey rabaan 15% wey xayiranyihiin

tani waa ixsaa ama statics aan samaeeyay
qofkii dood ka qabo ha ka dood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, April 03, 2001 - 07:25 am
dhuloos wuxuu yiri soomaali ha noolaato
iidoor wuxuu yiri somaali ha jabto
sabab gaani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, April 14, 2001 - 02:11 am
iska hadle waxba ma garanaysid maxaad ka tagaanaa wax adiga lagaa waydiinayo ma ha kuumana taalo waxan kaagaga jawaabayaa xornimaday haystaan ax yaa wadani iyo amaah laguma siin ee naf iyo maal bay u hureen
waxaanan kuu soo gabagabaynayaa mar ninaan u ilduufay mar labaadka ilwaad u ardaa dhigan maayo raggii shalay afwayne oo 21 yrs jiray riday ayaa idinka soo horeeya nacasoow sidaad mooday somaliland way ka wayntahay