Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Qofkii wax garanayoow akhri halkan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 02, 2001 - 01:43 am
waxaan filayay inay qaybtaani tahay qayb ay isticmaalaan dadka waxgaradka ah laakiin waxaa iimuuqata inaytahay waqti dhumis iyo dambi, sidaas awgeed waxaan ku talinlahaa inuu qofku xasuusto in waxa uuqorayo lagulaxisaabtamayo marka waxaan leeyahay qofkii allah kabaqayoow yaan meeshan waqti kaaga dhumin