Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Warning dadbaa dhibsanaya hadaan dhahno qoraxdu bari bey ka soo baxdaa galbeedna wey u dhacdaa!!!siiba mahbarada iyo qaldaamiinta
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed-dahir

Monday, April 02, 2001 - 03:46 am
we didn't killed them(mahbars,faqash or qaldaans) and we where not there so i don't beleive to apologies what i have not done
when they have been defeated and kickted out of somalia was not our fault ..... if they don't like that then tough luck to them... what they are forgeting is that we didn't elected abdiqasim but they did!!!all faqash mahbars and qaldaans and eelaays voted for him our man was someone else but still we supported our elected president and gues who are they elected as alternatine leader ceydiid as oppisition leader you guesed ... walaalyaal hawiye afdaboolan hadab waaye...soomaliaya oo hal ah ayaan aaminsanahy oo qof walba maalkiisa tabcado probeleemka afduubida,dilida dadka soomaaliyeed iyo qalaaase ka ridka muqdisho waxey dusha ka saaran tahy qaldaanka hargeysa iyo colooshood u shaqeystayaasha amhaarada the tribal fox holls with fancy names ama balaayolands can go to hell and can i say whatever they vomet on us don't respond to their provocation becouse they are lazy and don't have plan for our country they want to steal our ideas .
amhara's betrayal idea's of dividing our country is our enemy i, not somali poeple..specialy current ethiopian goverment and there pupets..somali poeple will win... good poeple will win at the end... i believe i don't have to apologies what i have not done if they been defeated civil war that's life and life goes on.....danteena aan ka raacano muranka macno darada ah...ee qaldaamiinta iyo mahbarada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Monday, April 02, 2001 - 04:09 am
saxiib tan aqri bal
shaley waxey aheed 1 april ha kuu macaato waxaan cabeynaa giinis
kuwa taageera abdulahi bijo wey xanaaqsan yihiin sababtooa h arinta kaftanka u eg ee ku dhacday jabuuti markii lagu shirayey oo la bilaabayey shirkii dib u heshisiinta waxuu is lahaa madaxweyne somali baad noqoneysa ka dib markii gole nabada soomaaliyeed madax isaga dhigay garoow dhor bilood ka hor shirkaas waanu la wadda soconaa wixii ay ku danbeysay shirkii carta hadana markii tv yada aduunka la soo gashay in ethiopia shir dagaal oogayaasha u qabaneyso waa kii u cararay maxaa ooga soo baxay waanu la soconaa waana ka ranay internetka waxaana la sheegayaa in abdulahi yusuf ka xanaaqay magacaabida xuseen ceydiid iyo sheegashada kismaayo ee raxan weyn xitaa waxaa ka qeeyb qaatay sheekadaan cigaal oo qaldaan ah markaasuu ku soo ururay puntalnd riyadiisii isga iyo qabiilkiisa ay ka lahaayeen dib u maamul ummad soomaaliyeed waxey ku noqotay nightmere marka ha laayaabine in ay maanta webside kaan oo kale ay ku soo buuxiyaan caay iyo ujeedo is qaaliyeen ah oo la ogyahy casharna laga siiyey waxey rajeynayeen sannado badan tan intii abdirashiid ay iyagu dileen hadda nin iyaga ka mid ah in uu soomaaliya hogaamiyo laakiin maanta rajo waxey isagu soo aruurtay balaayo land iyo isku dir dirka soomaalida waxaanse arki doonaa cidey mar kale sirri karaan mana sharf yeelan doonaan inta ay gobal goonidood ugu nool yihiin mana ku qanci doonaan waxeyna iila muuqataa in daarood kale fahmay sheekadooda raqiista sabtaas darteed ayeey hawiye ku qarwayaan habeen iyo maalin ka dan raacda life goes on...meel hoo u baahan hadal kuma bogsooto dadkaas meel baa bukta ..loooooool