Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics (Current): Cigaal iyo Cabdullahi yusuf conversation---------
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOOOOOOL

Monday, April 02, 2001 - 05:16 pm
Sida laga soo xigtay Jaraaidka Jamhuuriya ee ka soo baxa gobolka Waqooyi Galbeed waxaa dhawaan si khaas ah u sheekaystay Cigaal iyo Cabdilaahi Yusuf. Waxay ka wada hadleen arima u gaar ah labadooda oo aan wax siyaasad lug ku lahayn. Sidan ayuuna u dhacay iswaraysigoodii:

Cigaal: Waar Cabdillahi, war nin yahow qaadkii faraha badnaa ee aan cunayay iyo da'dii iyaa iga daba yimid ayaan umalaynayaa oo marka aan naagaha u tagayo dhibaa eheystee ila tali. Marka bal ii waranoo, marka aad naagta u tagto sideedaabaad yeeshaa?

Cabdullahi Yusuf: Ba'aa, war waa laguu yaqaan. Bahalka farta dhexe ayaa la sii raaciyaa.

Cigaal: Jaaw, oo waxaan ku waydiiyay marka aad farta raaciso miyuu kaa hadhaa bahalku mise farta ayuu dib ula soo noqdaa?

Cabdillahi Yusuf: Ba'aa waa uu iga haraa oo farta lama uu soo noqdo.

Cigaal: Jaaw waar iga waloow waa guz!!!!!!!