Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Soomaaliyeey gobalaysi wax dhaama ma jiraan qaasim &bahdiisana dugaag baa ku kacay dhadhamiyey dhiiga aadanaha aan doonayna inay halbowlaha nooga fuqaan ,,,,,,,,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abqo

Monday, April 02, 2001 - 07:19 pm
soomaaliyeey wax dhaama lama hayo in reer walba
deegaan kiisa soo xaliyo deedna dhexda layskugu
yimaado waayo cadowgii soomaalidu ciiduu ka batay
dhurwaayo ma samrayaal ahna dhiigii bilaashka ay
ku jaqayeen ayay ka fuqi la yihiin
waae yaabe yey matalaan dad qaadyadasu