Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): ALI KHALIF GALAYDH MA SOMALIBAA MISE XUKUNDOON.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali Patriot

Tuesday, April 03, 2001 - 08:14 am
Wakhtigii siyaad bare uu xukumay Somaliya, Cali khliif oo ka yimid USA ayaa wuxuu guursaday islaan Mareexaan ahayd oo la oranjiray ina isaaq biixi oo la dhalatay Faduma isaaq bixi oo safiir ka ahayd Switzerland si uu umoqdo wasiir. Waxaa laga dhigay Wassirka warshadaha. Mudo yar kadib ayaa laga qaaday jagadii Wasiirnimada oo loo dhiibay Maareeyaha warshada sonkorta ee mareerey. Cali khaliif wuu carooday kadibna islaantii Mareexaanka ahayd ayuu halkaas ku furay. Kadibna wuxuu lunsaday ama xaday hantidii Somaaliyeed oo dhameyd waa gaasi 500 Milyan shillin Somali xiligaas oo ahayd sidaatameeyadii, kadibna uu baxsaday Kenya. Wxaase Cajaib leh in uu maanta inagu soo noqday isagoo Somalinimo raadinaya si uu xukun u helo. Hadaba Somlida qurbaha joogta waxna ku baratay oo aan wax dambi ah ka gelin wadankooda ugu laaban waayeen waxna uga qabanwaayeen. Cali khlaiif iyo Ina salaad boy, ma Somalinimo ayaa wada mise wax cunis iyo wax dhicis hantida Somaliyeed bay barteen.
Bal arinkaan aanu isla aragno si caafimaad qabtana aan uga wada doodno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Tuesday, April 03, 2001 - 08:34 am
Waa tuug laakinse wax dhaama ma lahayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qurac

Tuesday, April 03, 2001 - 09:36 am
Waa xukundoon ama power hungry. Wuxuu ka qayb galay dorashadii Somaliland, wuxuuna la baratamay Maxamed ibrahim Cigaal. Ka dib markii uu ku guulaysan waayay ayuu marlabaad xukun jacaylkiisii u cararay Jabuuti si uu uhelo xukun.
Waxaase ka maqan in hadda wax la dhaco ayan jirin.
Lacagta uu taal Dubai waa tii uu horay uga dhacay Somaliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye

Tuesday, April 03, 2001 - 09:53 am
TO: Patriot

waa runtaa oo waxaa fiican qofkii dambi kagalo wadanka in sharci lagu qaado, si uu qofwalbo u ogaado in sharci weyn oo xisaabtan ahi uu kadambeeyo
mida kale Somalida maanta waxa ay u baahan tahay Hogaamiyeyaal leh exprience Sida
Qaasim Salad Hasan
Ali Galeydh
Mahamad Sh. Cismaan
King.Kong
Duqa magaalada muqdisho
wasiirka arimaha Gudaha Dahir Dayax
iyo kuwa kaloo faro badan

tusaale markaan u soo qaato america
George Bush waxa uu ahaanjirey Governor of Texas
hadana wuxuu noqdey Madaxweyne sababta loo doorteyna waxa ay aheed asagoo horey u lahaa exprience oo balanqaadeyna inuu wadanka hagaajindoono dhinacwalbo
Soomaalida waxbana mafikiraan marwalbana waxa ay yiraahdaan ninkani waxa uu hore ugu jirey Dowladii Siyaad Bare
tan labaad aniga waxay ilatahay in Ali Galeyr inuu dambi hore u galey laakiinse maanta ay cafiyeen Somalida dhamaan because wuxuu balan qaadey markii ladhaarinayey inuu wadankiisa usameeyo waxwalboo hagaagsan iyo asagoo balan qaadey inuu kahormarindoono waxwalbo danta Wadankiisa asaga iyo adminstrationkiisaba
waa kuma Qofka Somaliga ah oo ka dhaarankaro inuusan dambi galin waligiis aniga waxay ila tahay aan siino chance ay wax ku hagaajiyaan dadkaan Qabiilada Somaliyed ay doorteen ileen waan aragnay tobankii sano oo lasoo dhaafey dhibaatadii ay worlordiska ugeesteen wadanka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali Patriot

Tuesday, April 03, 2001 - 11:51 am
To: Hawiye. Runtii aragtidaada ha ku salayn Qabiil. Anigu waan ka fogahay Qabiil in kastoo aan Qabiil ka dhashay. Somaliya waxau u baahantahay dhalinyaro aqoon leh, jaamacadaha kasoo baxday oo kusoo koray xalaal, waxna kusoo bartay iyagoo Hoteelada suxuunta ka dhaqaya habeenkii oo subaxdiina ukalaha Jaamicadooda. Kuwaas ayaanu ubahanahay oo xalaasha ah, aqoonta leh.
Somaliya maanta uma baahna ina Salaad boy, Maxamed shiikh cusman, King Kong, Duqa magaalada iyo dayaxba. Waayo hadday faaiido leeyihiin waa kuwii halkaa ina dhigay oo baray umada Somailyeed sida wax loo dhaco, laaluush, qabiilaysi iyo wax umada Somaliyeed ayan horay u aqoon.
Kuwaa aad amaanaysid wax waayo aragnimo ah oo ay leeyihiin waxaa ka jira dhac iyo islaanta caanaha iibinaysa canshuurta laga qaado inay dhacaan, Waxay ina bareen waxaa ka xun waxay na badeen oo welina way ina hor ordayaan.
Aaway dhalinyaradii wadanka u dhalatay oo dibadaha wax ku bartay, iyga ayaa hortaagan oo la hor ordaya lacagtii xaaraanta ahayd oo ay horay u dhaceen.
Aqoonyahay Somailyeedoow wadankaaga hooyo wax u qabo oo sida u dhaan, haku fiirsan salaad boy, galayr, king kong. All are loosers.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JJ

Tuesday, April 03, 2001 - 01:07 pm
you can all say whatever you want to say about Ali Khalif Glalydh but he's way more than Qualified for that position. For god-sake, look at his resume, it shows the man has the mind, experience, the education to lead a nation. Mr. Glaydh is making sacrifice, and his mission is to save the nation-that has been raped by so-called warlords. People, come on give the man some credit. “Soomalidu waxay ku maahmaahdaa-Gaalka dil gartiiisana sii"
I know its in every-Somalis blood to criticize!! But the man taught at Harvard University, and he’s was not chosen because he was reer hebel, he was chosen because the man was way more than qualified. All of you guys are bunch of loser, who had west their time, hating on the others.

PS. Keep hating the man, while he saves your grandmothers-heroically from being rape by warlords.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali Patriot

Wednesday, April 04, 2001 - 10:00 am
To JJ. I think you need to open your mind and understood what Ali Khalif stand for. He is coward who loves to lead not to be led. He is power hungry and run against Somaliland presidential candidate against Egal. What if he defeats Egal and won that election? I hope you understand the personality of Galaydh which is not to safe Somalia but to take advantage by any means to become a leader. This is all about, it isn't patriotism or nationalism it is power hungry. I believe if Mr Salad replace Ali to a regular minister and choose another person as Prime minister. What you think Mr Glaydh will do?. He will go back to Somaliland and run another round election against Egal in order to feed his ego of power hunger.
I think you and I can agree or disagree several issues but still can debate on other hand. I wish all Somalian can do same and stop using profanity languages and Clan based statements.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ReallITY

Wednesday, April 04, 2001 - 03:26 pm
To Somali Patroit.


Why are u lying so much. Ali khalif has never participated your elections. I know u are Isaak so u can keep hating dhuloos because there is nathing else u can do to dhuloos nation. either u like or not we are supporting new government and there is nathing you can do about it. Lascanood and buhoodle are not like Boorame where u go and kill people that who are not supporting your ideas.

please take your propagande to some where else.

I can understand you can only hate to dhuloos and that is the only option u get.
Power full nation Dhuloos who has being in change on their destany forever.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ReallITY

Wednesday, April 04, 2001 - 03:28 pm
To Somali Patroit.


Why are u lying so much. Ali khalif has never participated your elections. I know u are Isaak so u can keep hating dhuloos because there is nathing else u can do to dhuloos nation. either u like or not we are supporting new government and there is nathing you can do about it. Lascanood and buhoodle are not like Boorame where u go and kill people that who are not supporting your ideas.

please take your propagande to some where else.

I can understand you can only hate to dhuloos and that is the only option u get.
Power full nation Dhuloos who has being in charge on their destany forever.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ReallITY

Wednesday, April 04, 2001 - 03:28 pm
To Somali Patroit.


Why are u lying so much. Ali khalif has never participated your elections. I know u are Isaak so u can keep hating dhuloos because there is nathing else u can do to dhuloos nation. either u like or not we are supporting new government and there is nathing you can do about it. Lascanood and buhoodle are not like Boorame where u go and kill people that who are not supporting your ideas.

please take your propagande to some where else.

I can understand you can only hate to dhuloos and that is the only option u get.
Power full nation Dhuloos who has being in charge on their destany forever.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

J.J

Thursday, April 05, 2001 - 07:16 am
Somali Patriot I'm not here to debate, but I'm here to set the record straight, and correct you for that matter. Its perfectly fine to dislike a leader, or even to hate him. You have stated that Mr. Glaydh had run against Cigal, in Somaliland election-I can assurance you, that never happened, and I'm sure Mr. Glaydh had not interest running that region so-called Somaliland. In the future, please don't post anything that you cannot back up. If you chose to do so forward your sources.
Once again, honorable Glaydh has no special interests in Somalia, other than save that nation-from those bloodsuckers. We all know that this man, is more than qualified to hold any job that he wants. Let me remind you once again, he was a professor at the Best University in the world-Howard university. Can you name another Somali that has ever taught such schools?
Mr. S. Patriot, I'm so convinced your argument is either tribe, or political motivated. And as long as we are suffering from those diseases we will never reach anywhere.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daljecle

Saturday, April 07, 2001 - 01:58 am
To patriot Beenaale

Haddaad wax eedaynaysid wax dhab ah ayaa la sheegaa.Beenaaloow markaad leedahay Mr. Galaydh habar marreexaan ah ayuu guursadey si wasiir looga dhigo horta waa beentaa oo markuu guursadey gabadhaa ina Isaaq Biixi Wasiir ayuu ahaa.
Beenaalow waxaad sheegtay in wasiirnimadii laga qaaday oo laga dhigay maareeyaha Wershedda sonkorta ee Mareerrey taasina waa beentaa ee waxaa horreysey markuu maareeyaha ahaa.
Waqtigaa anigu waxaan ahaa Trainee Accountant waxaanna joogey head officeka Mareerrey ee ku yiil Jirde hussein Builing oo Xamar ahayd isaguna wuxuu ahaa Wasiirka Wershadaha isla mar ahaantaa cid kale looma magacaabin Mashruuca Mareerrey ee isla isagaa maareeye u ahaa.Anigoo markaa Accountant ah ayaa la magacaabay maareeye cusub isaguna wasiirnimadiisii ku ekaaday.
Markuu baxsaday wuxuu iskaga qorraa isaga iyo siilaanyaba wasaaradda qorshaynta oo midkoodna shaqo ma hayn waxaana hor baxsaday siilaanyo isaguna dhowr bilood ayuu ka danbeeyey.
Lacagta aad leedahay wuu dhacayna iyadana waxba kama jiraan oo ninka og sida uu u baxsaday maba yidhaahdeen lacag ayuu la baxsaday.
Haddaba cid waliba waa ogtahay inaad asal iyo hiddaba u leedahay qolo nacayb iyo qaranimo diid aadna ka jeclaan lahayd in mar lagu yidhaahdo qolomaad tahay adna aad ku jawaabtid " aa nin xabashi ah baan ahaye ma soomaali baad i mooddeen"
Illeen ma noqon kartid nin cad haddaad ingiriis sheegan lahayde.
Waxaas oo dhan waxaa ula jeedaa in aan caddeeyo waxaad ninkaa odayga ah u aflagaadaynaysaa in ay tahay oo keliya maadaama uu yahay nin reer waqooyi ah riyadii beenta ahayd ee soomaaliland way baaba'day, markaa afka kaga dhereg oo ku ciil bax, maxaa kuu diidey islaanimo ,soomaalinimo iyo qaranimo inaad ka hadasho. kolley cuqdad qabiil baad qabtaaye maxaad ka biqi haddii dawlad soomaali weyn ah la helo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real waddani

Saturday, April 07, 2001 - 05:08 am
Adiga "Unpatriot" waxaan ku waydiiyay maxaa kugu xambaaraya:

1) Beenta
2) Alle ka fogaanta
3) Inkiraadda
4) Waddaniyad xumada
5) Qabyaaladda
6) Ummadda oo la nabsado
7) Dadkoo la kala geeyo
8) Isku dirka
9) Iyo ugu dambeyn qalbi madoobaadka iyo maskax madoobaadka.

Waa sagaal arrimood oo aad ku caan baxday meel walba oo ad forum-kan somalinet.com wax kaga soo qortay.

Haddaan kula taliyo nacaybka aad Soomaalida qaar u qabto waa lagu naar mutaa ee iska daa! Waa talo! naar mudasho ka sokowna cudur baa laga qaadaa waxaan kaloo ku iri car haddaad nin raga tahay ka soo jawaab waa adiga Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Soomaaliyeed Professor Gallaydh iyo Madaxweynaha wax ka sheegayee bal car noo sheeg:

Warlord Cabdullaahi Yuusuf waa nin sidee ah?! Car middaas ka soo jawaab inta calaacalka iska daysid???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Tuesday, April 10, 2001 - 06:46 am
To: dj & Rw. Waxay ilatahay inaad tahay nin weli aanan garan waxa uu ka hadlay ninkan la magac baxay Patriot. Weli waxaad u muuqataa inaad tahay nin qabiil dabada ka wado oo isku qarinayo somalinimo laakiinse dhuloosnimo ka buuxdo oo ka hormarinayo dan somalinimo. Waxba hadba magac ha ku soo gelin ee ku adkayso dhuloosnimada aad horay ugu faantay. Isku kalsoonow ee hadaba magac kele haku qaldindadka kale. Ninkan la magacbaxay Somali patriot wuxuu ka hadlay arrin sax ah oo dhacday, Cali khaliif wuu ahaa wasiir siyaad bare, wuu guursaday islaan mareexaan ahayd, lacag farabadan wuu lunsaday, markii laga qaaday wasiirnimadana wuu baxsaday sidii caadada u ahayd wasiiradii siyaad bare. Su'aashu waxa tahay mala hayaa wax dhaama. Waa run inta uu sheegay ninkaasi, waxba yuu qabiil ku qaadin, hana udagaalamin cali khliif waa dhuloos ee wax runta ah aanu ka hadalno. Hadii somalidu ay tahay dad wanaagsan oo qabiilka ka fog waxay ahaanlahaayeen dad wax qabsada, hase ahaate qof kastaba wuxuusan ogolayn in runta laga sheego qofka la qabiilka ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real waddani

Tuesday, April 10, 2001 - 07:06 am
Waxaad sameyneyso dadkoo dhan inay sameeyaan baad moodday! malaha adiga Unpatriot=Ahmed adigaa ku dhaqma. Caqligaab, aniga iyo Daljecle, caqligaaboow isku mid maahin, isku sina wax uma qorno fakraddeydana waan kuu hormariyay looma baahna inaan mar kale kuugu soo celiyo, beenaalayahow, qabiilna adaa ku dhaqma ee anigu Dhuloosna maahi maangaabyahow ummadda Ilaahay iska tuhmaya qabiilkuna feeraha iyo laabta ku fadhiyo oo wixii dhawaaqaba miisaan qabiil saaraya intaasna aragtidiisu ku kooban tahay.

Bal waxaad ka soo jawaabtaa, qalbigaa ku madoobaaday qabiil dartiis markaasaad dadka sidaadoo kale moodday, ka soo jawaab su'aashii aan ku soo waydiiyay haddaadan qalbi madoobe ahayn???????