    Anonymous | Wednesday, April 04, 2001 - 03:29 am check this out Daaroods and Gudabiirsi rather doofaaro and GunBiirtay. 1) hadii aan isaaq jirin soomaliyiba may jirteen 2) hadii aan isaaq jirin af la isku fahmaaba muu jireen 3) hadii aan isaaq jirin horumarba lama arkeen 4) hadii aan isaaq jirin nabadba laguma waareen. 5) hadii aan isaaq jirin dhulbahante muu dabranaadeen 6) hadii aan isaaq jirin warsangeli muu rarnaadeen 7) hadii aan isaaq jirin Gudabuursi, gadaalbuursi, gudaubuur, gadaalubuur, gadbuursi, gunbiirtay hadba kaad jecelaysato ugu yeedho kabaha muu baalasheeyeen. 8) hadii aan isaaq jirin hargaysa, Burco, cerigaabo, Berbera, ceel afweyn iyo qaar kaloo badan nabad laguma caweeyeen. 9) hadii aan isaaq gob ahayn cadawgii shalay maanta mabu jireen. waxaan idiin sheegayaa dhalinyaradiina reer somaliland(isaqs) waa inaydun isku duubnaantaan. ereyga somaliland wuxuu gaar u yahay isaaq yiciista kaba noo baalashaysa waxa layidhaa (boot lickers) sida dhilobahnate+wicilgeli iyo ka ugu liito ah gunbiirtay. long live the great isaq a gift from the might god best of the best from BudhNacab la soco next week |
    geesi | Thursday, April 05, 2001 - 09:24 am to ano AFKAGA CANO LAKU QABEY WALAAL |
    ISTAHIL | Thursday, April 05, 2001 - 09:46 am YA SALAM YA SALAM SALIIBNA MINALBEELA RUUN TA WEEYE SIDA WAALALKEN GESSI U KU IDHI AFKAGA CANO LAKU QABEY THANK YOU |
    Nin-ilaahy abuurtay qabiila nacay | Thursday, April 05, 2001 - 02:57 pm war ilaahay ka baqa oo qabyaalada iska daaya. Bal halka adduunyadu marayso iyo waxaad ku hadlaysan eega. Qabiil wax lagu faano ma aha waa qudhun ee isla yaaba. Qabiil waa jaahilnimo,isku dir iyo xaasidnimo. War yaanay aakhiradiinu idin seegin intaad reer hebel leedihiin iga wala wado khaldan baad cagta ku haysaane. Isku dir iyo xaasidnimo naarta ayaa lagu tagaa. wadada naarto loo maro waxaa la yirahdaa QABIIL. |
    Anonymous | Thursday, April 05, 2001 - 02:59 pm war qabiil waa laga fiican yahay ee saqajaanimada joojiya. wax naf leh ummada u sheega nimayahow. Hadii kalena iska aamusa. |
    Anonymous | Friday, April 06, 2001 - 01:19 am HADAAN ISAAQ JIRIN AFWEYNA WUXUU KU DHEEL DHEELA MA HELI LAHEEN |
    Kowneyn | Friday, April 06, 2001 - 02:48 pm Nacasyahow. Hadduu isaaq sidaada yahay wuu Allaa dulaynlaha Sidaad u cayda ummada kula dega eed walaalo tihiin Haddii isaaq jiro kolay adiga ma aha Haddii isaaq jiro kolay sharaf bay leeyihiin Haddii isaaq jiro kollay walaalahood ma cayaan Haddii isaaq jiro dadkay isu keenaan Haddii isaaq jiro wuu ku dayriyay sxb Kowneyn |
    cibaado | Friday, April 06, 2001 - 03:34 pm aniguna waxaan ku darayaa hadaan isaaq jirin soomaaliya may burburteen,hadan iidoor,isaaq ,ilma bucurbacey jirin soomaaliya mid bay aheen laheyd hadaan idoor jirin xabashiyi wadankayaga kolba gees kama soo gasheen hadaan idoor jirin 10years bilaa dowlad ma ahaaneen.nacaska waxaaa soo qoroyooy idinkaa u sobob ah masiibada soomaalida ku dhacdey hadeeydaan jirin oydaan yuhuud iyo meel baas naga iman wadankayagu wuu noo dhisnaaan lahaa deydey baad tihiin aan gareyneyn xagay wax u wadan iyo xagey waxka wadaan. waydinkii idinkoo qoryo la ordaya guryihii hooyooyinkii gubaye maxaad ka hesheen waliba waad hadleeysiin,waxa soomaalida aan iidoorka heyni ku maahmaahdaa afnooliba wuu hadlaa eyna wuu ciyaa,wadiga isla fiican ee soomaalid gobta ah ee kaa garaad badan caayaaya ee anigu waxan ku soo gabagebeynayaa you better keep quiet,oo waanu idinla yaabanahaye ha na soo hadal qaadin,, Boorama |
    Nin-Ku-Yaqaan | Friday, April 06, 2001 - 04:44 pm People, this guy who started this useless discussions is 100% not what he is claiming. he is one of those useless dudes, who wonder around the just to make trouble between those clans who rather choose to live together. People, don't listen to this idiot++ |
    INA XAJJI | Saturday, April 07, 2001 - 11:41 am acuwdu bilahi mina shaydani rajim.. qofka mesha hadalka ugu horeya qoray ala muxu denbi galay...waxa u dad waxka shego dhan mid mid cala qof ayuu danbi uga galay lakin waxa weye qof aan wax cilmi ah u lahayn diinta islamka'waayo hadi u wax ka garanayo waxaas o dad ah meel ugama dhacen kamana been abuurten..marka INA LILAAHI WA INA ILAYHI RAJACUN AYA ANIGA HADALKAYGA KAGA BAXAYA..GABDHA LA YIDHA CIBADO WALALO ADIGANA HA NOQON QOFKAS O KALE HA LAYSKA HUBSADO DANBIYADA LAGA GELAYO QABILOOYIN DHAN......WAX CIYARA MA AHA WALAAHI WA DENBI AAD U XUN WA XAN O KALE OO AAD QABILKA O DHAN KA GASHAY,MARKA WAXA LA YIDHI QOF AAD KELIGI XAMATEY AYA LA MIDA ADO CUNAYA HILIB BAKHTI AH BAL KA WARAN ADO CUNAYA WAXAAAS O WADA BAKHTIYA..WAXAAAS DAD A WAX KA SHEGTEN DENBIGODI INTA LA SO QADO AYA DUSHA LAGA SARAYA SUBXANA ALH..ARINTAN BEEN MA AHA WALAAAHI WA RUN AMA QOF WAX KA SHEEG AMA QABIL WAX KA SHEG WA ISLA MID..KUWA NACAMLAYASHA AH E KA DANBEYEY QOFKA WAXAN SO QORAY IYANA WA LA MID SIYABAHA XANTA AMA CAYDA DADKA LAGU FAFIYANA WA SIDA AAD MESHA KA WADAN.....WAXA IDINKULA TALIN LAHA WANAG ISKU SHEGA KANA TAGA WAXAN WIXI HORANA ILAHAY UGA TOBA KENA...WA BILAHI TOWFIQ...SALAMA ALEYKUM .. |
    Galool | Sunday, April 08, 2001 - 04:47 am Dad fiican baa ka dambeeyay dameerkii boggan furay oo ay caddahay inuu maskax doolli leeyahay. War muxuu ka helayaa isku dirka dadka Soomaaliyeed? Marka aad xayawaankaas oo kale ray'igiisa akhrido ayaad arkaysaa waxaynnu maaata dunida ugu hoosaynno. |
    isaaq | Wednesday, April 11, 2001 - 12:42 pm isaaq waa dad lamida dadkale ee somaaliyeed waxaan moodayay in aynu kabislaanay qabiil lakiin wali waxaa jira qaar sida kabilaabay bogan aan maskax doodu aanay korin markaa yaan laqaadan rayigiisa qaldan |