Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): FANAANIINTA SOMALIDA UU UGU CODKA WANAAGSAN WAXAY KA YIMAADEEN WAQOOYI(HARGEISA)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, April 06, 2001 - 07:02 am
KEYSE YARE


SIDA CAD TAARIIKHDA SOMAIDA KU CAD:
WAXAA JACLAHAY INAAN HALKAAN KU XUSO HOYGA FANKA IYO SUUGAANTA EE HARGEISA, OO AHEYD ISHA KALIYA EE FANKA IYO SUUGAANTA. WAXAY KALOO WAQOOYI TAHAY MEESHA EY KA YIMAADAAN FANAANINTA SOMALIDA UGU CODKA WANAAGSAN.
TUSAALE AHAAN
MOHAMED MOOGE
SAHRO AHMED
KHADRO DAAHIR
KINSI X.ADAN
AHMED MOOGE
IKRAANYA
MOHAMED KULUC
**********************************************

KEYSE_ISMACIL1@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, April 06, 2001 - 08:15 am
kuwa cusubna Xamar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buunis

Friday, April 06, 2001 - 10:52 am
what a bout this guys from xamar?

Samatar
Jubba
Magool
salaad darbi
cumar max,ed nuur
Zulfa
faaadumo qaasin
aweeys qamiis
killer
and more

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keynadiid

Friday, April 06, 2001 - 10:57 am
reer waqooyiga wax sinaan iyo cadaalad ah laga waa......oo maal mahan danbe hadii aad sii dhageysato hadal kooda waxay ku odhan illaahey iyo nabi maxamed ba waxey ahaayeen somalilanders snm supporters.........taas kasokow.anigu fanka iyo suugaanta soomalida waxaan u arkaa inay tahay micno daro aan faa iido lahayn.......waan ku weydiiyey ee waxaad ii sheegtaa maxay heesaha soomalidu u yihiin nabi amaan kacaan amaan iyo nin iyo naag is jecel ama is diridsan.....miyeysan wax kale oo ay ka hadlaan jirin.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamari Hawiye

Friday, April 06, 2001 - 11:36 am
FANAANIINTA UGU WEYN XAMAR WAA


C/qaadir Juba
Saado Cali
Xasan A Samatar
Dhuule
Mahamad Salebaan
Fadumo Qasin Hillowle
Magool
Sahro Dawwo(daawadii nafteyda)
Ahmad Naaji Sacad
Beer Dilaacshe
Juba
Maxamed Naaji Sacad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sanyarre

Saturday, April 07, 2001 - 05:33 am
To: Keenadiid.

Saaxiibayaal horta waad salaamantihiin dhamaan, waanad ku mahadsantihiin fikraddaha kala duwan ee aydun halkan ka soo jeediseen.
To: saaxiibkay keenadiid, waxaan kugu diiday oo aanan marnaba kugu raacsanayn fikradaada aad heesaha Somalida ka soo jeedisay ee aad tidhi; heesaha Somalidu miyaanay waxkaleba ka hadlin! I dhagayso saaxiib ma waxaad diidan tahay heesaha nabi amaanka ah?
Waxaa keliya oo aad ii sheegtaa hees kaliya oo macno samaynaysa oo caan ah oo reer xamar qoray midhaheeda?
Dhamaan reer koonfurtiinu waxay ku heestaan wax macno ah oo ay samaynayaanba ma aan arag waligay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
lollllllllllllllll (It is simple joke)

Anigu waxaan ahay nin reer somaliland ah waxaanan u arkaa inay somalida ugu cod fiican yihiin, anigoon u arkin waqooyi ama koonfur sida tan:

Mohamed Saleebaan
Cabdi Tahliil
Hassan Aden Samatar
Sahra Ahmed
Halimo Khaliif (Magool)
Saado Cali (Cunaabi)
Khadro Dahir Cige
Cumar Dhuule Ali
Kinsi Haji Aden
Sahra Dawwo.


85% of them came from Somaliland. However, I like them all ( fanaanniinta somaaliyeed).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hakaba

Sunday, April 08, 2001 - 08:28 am
•••• Somaliland and whoever fucking from there!!