We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Friday, April 06, 2001 - 01:51 pm WAA DOOD FURAN ILEEN LABO WARSANGALI OO KALA QABIIL AH MA'AY DHICI KARTO'E WAA INEY ABGAAL YIHIIN AMA DAAROOD YIHIIN INKASTOO AAN ANIGU MAQLEY LABADA WARSANGALI WAA MATAANO WAXAYNA GALAAN HAWIYE
|
| | Friday, April 06, 2001 - 03:48 pm Saaxiib Warsangali waa Daarood Waana dad la yaqaano ee hadaad doonaysid in aad ogaatid dadka u dhashay sifiican uga waratso. bye
|
| | Friday, April 06, 2001 - 03:48 pm Saaxiib Warsangali waa Daarood Waana dad la yaqaano ee hadaad doonaysid in aad ogaatid dadka u dhashay sifiican uga waratso. bye
|
| | Friday, April 06, 2001 - 05:01 pm sxb qabiil soobaro horta warsangali waa Abgaal warsangali kalena waa jiraa oo dega gobolada Waqooyi waxay dagaan Caluula waxayna yihiin daarood ee sidaa lasoco
|
| | Saturday, April 07, 2001 - 06:09 pm WARSANGELIGA DEGA KOONFURTU WAA QABIIL KA MIDA WARSANGELIGA WAQOOYI EE DAAROOD. HADDAAD RABTO INAAD BARATAAN WAXAY QOLADA KOONFURTU U KALA BAXDAA CABDALLE IYO CUMAR, MAGACYADAAS OO LAGU YAQAANO WARSANGELIGA WAQOOYI. WAASE IGA SU'AALE MA HAWIYAA LA BAXA CABDALLE IYO CUMAR? SIDA KU CAD TAARIIKHDA WAXA DHALAY WARSANGELIGA ABGAAL LA DEGA NIN LA ORAN JIRAY IBRAAHIN XAMAR-GALE KAASOO MAGACA KULA BAXAY SOCDAALKII UU KU TEGAY KOONFURTA SOOMAALIYA.
|
| | Sunday, April 08, 2001 - 04:06 pm anigu waa isugu keey dabeecad labaduba maxaa yeeley waa dad wada wanaagsan oo ilaahey uu wanaajiyey hada kahor baan arkey taas labada Warsangali waxaan rajeynayaa inaan kaguursado gabar kiiba mid
|
| | Monday, April 09, 2001 - 04:37 am Nin yaaban, Warsangeli waa kuwii hooyadaa dhabi jirey... adiga laftaada hooyadaa intaa jawaan bariis ah loo tuuray ayaa adiga lagaa dhalay markaa waa nasiib xumo inaad sidaa u caasiyowdaa. Mida car cidaad tahay sheeg...midgaan ayaad tahay aan nasabad lahayn...waa waxaad isu qarinaysaa.. Warsangeli waa Daarood....Warsangeli abgaalna anaga weeye...waxana dhalay awoowahay XAMARGALE. Warsangeli waa Saldanada ugu da'da weyn saldanadaha Soomaaliya...waana qabiilada Soomaaliya ugu xadaarada weyn.
|
| | Monday, April 09, 2001 - 04:47 am Nin Yaaban, Waan garanayaa cidaad tahay......waxad tahay qolyaha aan waxkale oqoon inay Hartiga faalayaan mooyee..... Raganimo haday kugu jirto orodoo HabarJeclo lahadal....waxyaabaha lagaranlaayahay.....ayay ka mid tahay waxa dad shisheeyahay intay uga baqaan ay kuwa ay is xigaan edeb darada ula soo doontaan mise nimanku ciday sheegtaanba maaha....waxana la sheegay in DNA la qaaday oo qolya badani Harti inaanay ahayn la ogaaday...sheekhow maad dhulka soo dhacsatid marka hore
|
| | Monday, April 09, 2001 - 07:47 am TO nin yaaban war hanagu sheegina inaanahay Daarood Daarood meelna nagama soo galo Abgaal aana nahay, Warsangaliga waqooyiga dega balaayada madmadoow oo Daarood oo u eg-eg Majeerteenka ma waxkaloo ku hadashey baad weysey
|
| | Monday, April 09, 2001 - 09:36 am Warsangeli yaa ka qurux badan ....gabayo badan iyo maahmaaho badan ayaa laga tirshey Warsangeli qurux dooda....taasi waa mid....mida kale Warsangeli abgaal waa Warsangeli Harti waa taariikh qoran oo aan la tirtiri karin...ama cirka u bood ama dhulka.... Waxa meeshan ka caayaya Warsangeli na waxan filayaa waa adoontayadii nagu caasiyowdey 'Ogayslabe'.....waa niman aanu lahaan jirayoo dhowaan xoraynay.....slave kuna master kiisa dee wayska nebcaadaa waa wax caadi ah...
|
| | Monday, April 09, 2001 - 09:48 am Waar mise waa Dhulos kii ilaahay Warsangeliga ku saliday....Habar Jeclo amba Isaaqna ka indha saabay......ma arkaan Dhulka laga qaaday iyo sida Isaaq u galay ilaahay waxa uu tusay Hartiga....Uma necba Habar Jeclo sida ay Warsangeli iyo Majeerteen u necedbyihiin....Waxyaabaha laga yaabanyahay weeye. Dawadooda waa tii Dr, Cuqdad biiye sheegay oo yidhi waa in laabta looga qoraa farwaaweyn 'HABAR JECLO' oo laga masaxaa cuqdada iyo xumaantan hartiga ee ilaahay ka buuxshey.
|
| | Monday, April 09, 2001 - 10:31 am WAR DHULBAHANTE MOOYEE DIIN KALE MIYAAD LEEDAHAY WAAR ORODOO ISKA TAG
|
| | Tuesday, April 10, 2001 - 03:40 am Cali, Ma runtaad ka yare xumaatay? Ha faanin....faanku ma fiicna....
|
| | Tuesday, April 10, 2001 - 06:38 am war maxaa laga rabaa Abgaal maanta, Abgaal nin idiin dhaama majiro Abgaal waa kii idiin Doodey xuquuqdiina bani aadnimo markii ay idin baabi inayeen Habargidir,Murusade, Xawaadle,Gugundhabe, Gaaljecel Ma'ujeedaa shanthaan qabiil baa idin wastey balse Abgaal kuma jirin Dagaalkii Daarood Hawiye Abgaal waa nasab nasab dhaley Warsangali Abgaalna waa nasab.
|
| | Tuesday, April 10, 2001 - 07:50 am Warsangeli Abgaal inay nasab yihiinshakiba miyuu ku jiraa ilayn waa niman Warsangeli Harti ahe.
|
| | Tuesday, April 10, 2001 - 07:56 am Warsangeli Abgaal inay nasab yihiin shakiba miyuu ku jiraa ilayn waa niman Warsangeli Harti ahe oo Daarood ahe. Taariikhdoodii goortii meeshaa uu ku dhalay awoowahay Xamar gale waa taariikh qoran oo la hayo...inuu Cumar iyo Cabdalle ku dhalayna waa wax la ogyahay.... Dumarka Warsangeli ee Abgaalka la dega waxa ay yidhaahdaa hadiyo jeer "Alla awoowow Warsangeli caleedow"....Cal waa xagee...cal waa cara Warsangeli waa buurta Laasqoray ku soo jeeda waana meeshii uu XamarGale ka tegey markuu ku dhalayey Cumar Iyo Cabdalle xero Abgaal, waana meeshi uu us heegay inuu ku noqonayo markuu ka tegayey....markaa taariikhdani waa mid aan caad ku qarsoonayn.
|
| | Tuesday, April 10, 2001 - 10:21 am TO: daarood Warsangali hadowsan idin rabin ow hada noqday HAWIYE xaad iskugu dhedhejeysaan arooy Warsangali waxow rabyaa inow noqdo Hawiye ee kakud maha karood ha'idin dilee Warsangali waa jiryey Abgaala balse Warsangaliga Daarood ahaay waxow rabyaa inow noqdo Hawiye.
|
| | Tuesday, April 10, 2001 - 10:29 am Abgaal, Sidaad u hadashay ba Abgaal uma ahdlee.Maad iska sheegtid cidaad tahay.Markaasaan kuu jawaabayaa, inta ka horaysana dee midgaan isqarinaya oo aan qoladiisa banaanka soo dhigi karin muxuu iga tarayaa.
|
| | Tuesday, April 10, 2001 - 03:48 pm KU:inta halkaan wax kuqoraysa.marka hore warsangeli abgaal majiro ee waxaa jira warsan geli harti abgaal. Intaas kadib waxaan jeclahay in maangaabka isku magacaabay cabwali cabdala in aan runta usheego kolay in aad maangaab daarood tahayu shaki kuma jriyo waayo hadii aanay garashadaadu dhimanayn hawiye sharafitiisa wax uma dhinteen.waayo ruux daarood ah war kuma gelin waa kuwaas gabdhahoodii ay aydhiska kuqaadeen kenya oo kuunyakuunyadu ay iska haysato marka nin nuucaas ah in ow hawiye soo fiiriyo waa arin lagu qoslo. kolay in aad hadashaan waxaa usabab ah aalada internetka layiraahdo taas oo xitaa xawaankaba u fiudud in ay wax kusoo qoraan. mida kale waxaad sheegtay in cumar iyo cabdale aanay hawiyuhu labixin.runtii waad ceebowday waadna isceebaysay waayo dadka magcaha aan la aqoon labaxa waa daarood.tusaale dhaw hadii aan ku siiyo kaba soo qaad adigoo ah warsangeliga isaaqu gumaysto ee dega meelaha kamid ka ah ceergaabo.bal abtirso warsangeliga aad ku hadaaqayso kabilow maxaa laguugu daraa warsangeli hadaba waxaa warsangeli laguugu daraa aan kuu abtiriyee sidaan soo socota:warsangeli harti koobo kiibi kablalaxlux.hadaba magcahaas ayaa awoowe yaashiinii la dhihi jiray marka waa maxay warka aad ku hadlaysay kablalax kooboyahow koobo majareer ayaad tiuhiin waaba yaabe.mida kale warsan gele harti abgaal aniga ayaa ah waligayna nasabkayga shaki magelin oo hadii abgaal cismaan uu jiro in aw aniga yahay ayaan aaminsanahay mida kale wasakhdii qurunka ahayd ee midgaha ahayd waa taas oo waa gaalgalo waana kuwaas maanta galay majeerteen ooo lagu sheego in aw ugu nasabsanyahay hartiga waana kuwaas adurbadiiba guursaday gabdho cusmaan maxamud ah.hadaba marka nasabkagya anigoo ah warsangeli hari abgaal lagelinayo midgaha is aruursaday oo lagu sheego harti koonbo.sow maahin arin qalad ah ee layga gelayo.anyway waxaa balan ah in cidii midga daarood kamid ah ee warkaas oo kale lagu arko in latumi doono waayo midgaha waa lagaraaci jiray hadii ay agaga agaarkayna soo fariistaan hadana waxay maraysaan in ay nasabkaynii kadoodaan kolay waa simin aakhir oo waxkasta waa arkaa. hadaba gaal;galahii abgal sheegan jiray iyo midgiahaynii ayaan idiin soo diraynaa balantaynuna waa in aad siisaan gebdhaha harti koonbo. mahadsanidiin By:Wiil Warsan geli harti abgaal.
|
| | Wednesday, April 11, 2001 - 03:37 am Adigu Warsangeli Abgaal ma tihid ee waxad tahay kuwa yar yar ee ku hoos nool.. Taariikh aan masaxmi karin ayaa jirta wiilow..markaa waxan kugula talin lahaa inaadan ku daalin...tani waa sidaa ay tahay. Ninka Daarood midga ku sheegayna waxa uu ka dhiganyahay nin gaalka cad ugu yeedha 'NIGGER'......
|
| | Thursday, April 12, 2001 - 02:31 pm KU:morasaante in aad midgaan midgaan dhalay tahay waxaa daliil u ah magacaas aad labaxday mida kale midgaan qorba jooga oo wax kale ismooday ayaad tahay.waxaan kaloon kuusheegayaa mithaalka aad soo qaadatay in uu qalad yahay waayo midgo iyo daarood kama bedelna oo waa isku midgaan Arinta ah in daarood midgaan yahay waa wax cad waayo midgihii aanu niqiinay ayay gabdhahooda siiyeen waana wax cad.mida kale qolyahay idiin ku magacca dheer leh ayaa gabdhahooda midgaanta loo guuriyay.waana cismaan maxamuud qolyahay layiraahdo gabdha ay qabaana waanu idiin sheegi karaynaa magcahooda hadii ay dantu nagu qasabto.
|
| Ka:Inan warsangeli harti koonbo Ku:wiil warsangeli harti abgaal | Thursday, April 12, 2001 - 02:35 pm Walaal marka hore waaxu kaa codsanaynaa in aad isqaboojisaan.mida kale waxaan kuusheegaya in warsangli abgaal aanu isku asal iyo dad toona ahayn wax inaga maqan majiraan oo xaga koonfurta iyo abgaalka aanu kutebayno. sidaas dartreed waa kuu doqonimadaa hadii wararka dabayaco majeerteen aad ka kululaatay ee ah isku dirka mida kale inagu rali kama nihin in dad aan isku sal ahayn in ay nasoo galaan. boosna uma hayno. sidaas iyo nabaday
|
| | Friday, April 13, 2001 - 03:33 am Warsangeli abgaal waa dadkeenii, Ninkan hadlayaana ma aha Warsangeli Abgaal "Alla muxuu ilaahay dad ikala baray". Ninkan maaha reer koonfureed waa midgaan is yeelyeelaya.waxan filayaa waa kuwaan lahaan jirey.... way is garanayaan...hadii aadan edeb darada joojina waan sheegayaa walaahi
|