    Anonymous | Friday, April 06, 2001 - 11:50 pm wuxuu ku dhamaadey guri kuyaalo kaaraan oo Tobon nin ay waardiyeyso iyo guri kale oo kuyaalo Madiino oo ay tobon nin oo kale ay waardiyeeyaan balse selfish asaga oo kale ah miyaa Somaliya wax kaqaadi kara? daraadiis baa waxa u dhintey 12 oo Soomaali ah iyo kabadan Marka asaga oo kale mey iska qaban waayeen Somali Muuse Sudi waa qashin waxaana kasii daran kuwa u adeego iyo taageersan qofnimo ahaantiisa qashin waxa uu kufiican yahay in lagubo ama layska fogeeyo beeshii uu kadhasheyna wey ogaadeen maanta |
    9 Abgaal | Monday, April 09, 2001 - 03:19 pm Fadlan haddii aad habar gidir tahay fikradaada adiga ha kugu koobnaato, runtii muuse suudi ma jecli waxaase ka sii necbahay cadawgiisa oo ah kuwa raacsan caydiid. rabana inay isku diraan mudulood, marna noo caaya majeerteen oo na dhaha hawiyaan isku nahay marna na dila, guryaheenana xooga |
    Anonymous | Monday, April 09, 2001 - 08:15 pm war anigu qabiil qabiil ma'aqaano walaahaan u fiirineynin qabiil ahaantiis mana ihi majeerteen ama habargidir balse xaqiiqdu waxay tahay waxuu yahay nin aan danaha wadanka wax lawadin waa nin ah qaran dumis asaga iyo Ceydiid, Cismaan Caato, iyo xayawaanada kaleba oo ah worlordiska waxaan layaabey dadka udhimanayo iney difaacaan tuugadaan aan cabsi ilaah wali soo gaarin |
    sa | Tuesday, April 10, 2001 - 01:27 am waa sax muuse hala qabto c/qaasimna ha joojiyo lacagta been abuurka ah iyo jagooyinka uu magacaabayo reerkiisa. dagaal oogayaashana xabsiga hala dhigo.... |
    galmaax | Tuesday, April 10, 2001 - 06:04 pm MUUSE WAA NIN JOOGO DHULKIISA ISLA MARKAANA DIFAACAY SHARAFTA DADKIISA IYO DALKIISA,WAANA GEESI LAMIDA KUWA DADKOODA BARAY SIDA KEYSKAGA CELIYO CADAWGA HADHAWAADO AMA HADHEERAADEE OO EEY KAMID YIHIIN CIGAAL&C/YUSUF&SH/GUDUUD. |
    hawiye | Friday, April 13, 2001 - 02:41 pm MUUSE SUUDI YALAXOOW WAA GEESI USOOBAXAY TOLKIISA IYO SOOMAALIWEYN |