Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics (Current): BAH (MAR YA ALOOS)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUBEER

Saturday, April 07, 2001 - 06:34 am
PAGE CAN WAXAA ISKA LEH HABAR AWAL IYO ASKARTOODA SIDA, ARAB HABAR JECLO GADABURSI IYO DHULBAHANTE,
WIXII KALE OO KUSOO BIRI KARANA NO PRBLEM WE MUST FIGHT THE GREAT GARXAJIS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar

Saturday, April 07, 2001 - 06:36 am
haya haya maanta miyaa doqon dacas muse ahi xiniiyo soo toshay war hadaad rag rag ah tihiin,

intaasoo qabiil noo ma soo adeegsateen shaw isaaq ba maydaan ahyen e rag iska alow sahal ah baad tihiine, in aad naago tihiin uun baad noo sii cadeyseene,

wax yar na suga hada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil

Saturday, April 07, 2001 - 06:53 am
Cumar

war ninkan isku magacaabaya subeer waa naag xaarhejis ee don't be fouled.

War adeerayaal garhejis maad fadhisataan oo iska deysaan waxan aad internet kula jirtaan ee aad leedihiin waa la iwasay.. iyo slave baanu nahay..

Mida kala iska ilaaliya ragan isku diraya isaaqa ee dadka kala ah.

Haberjecloo will hunt down anyone who tries those craby games..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garxajis

Saturday, April 07, 2001 - 11:38 am
Jibril H/Jecello never held an office so u are notting but a foot solider for H/Awal.The next president will be Garxajis or Somaliland will not exist.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INAXAJJI

Saturday, April 07, 2001 - 12:05 pm
aniga waxa filaya in dadka isaqa ay yihiin dad xun
ma lihi way xun yihin ama wada xunyihin aniga waxa shegaya waxa ay mesha ku qoran aya marmar akhriya hadalo aad u xun xun ayey ku qoran mesha ama iyaga hayscayayaan ama dadka kale ha cayayaan..plz aniga waxa idinkula talinaya idina cayda iska daya dadka kale e somaliyedna cayda ka daya..waxa se hubal ah ki cid caya in u danbi weyn ka galay ilahay waxas u umad wax ka shegayna qofkasta o ka mida danbigisa aya inta laga so qado dusha laga saraya,,kuwina nacamlayasha ahna idinkana sido kale..waxa kale e ka yabay mesha ay dadka isaqa mesha ku so qoran meshan ya leh iyo mesha ya u badan iyo rer hebel iyo rer hebel ya badan.....waar waxani wa wixi somali o dhan haligay maantana halka dhigay marka miyeydan dhiig iyo ustona layayn mise waxa tihiin bahalka la yidha xaarwalwalka coz bahalkasi wuxu ka hela aya la yidhi waxa qadhmun ama urta badan..marka ilmaderayaal waxa idin shegaya dadka wa isku mid qof qof ka fican ma leh inta iska dhaaftan rer hebel aya ahay anana ka wanagsan rer hebel dadkina iyo wadankina cawiya hadi kale waxa ku danbaydontan halag iyo nolol xun o silic ah..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/salaan

Saturday, April 07, 2001 - 01:56 pm
ogaysiis

ilmaadeerayaal miyaad indha la'adihiin

ninkan subeer iyo cumar waa the same person two minutes ayaa u dhaxeeyey wuxu qoray

xanuun gaexajis la yidhaah ayaa ummada'dhan haya bal kan Jibriil ii markiiba la soo booday xaarxejis day.nocaas uu maydhan baa isaaq fuuda iso galiya ii iska jira dadyaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Sunday, April 08, 2001 - 04:39 am
War dadkan meesha isugu yimi ma xoolaa? Qabyaalad uunbay wadaan iyo reer baadiyennimo. Dunidii Maaris bay u guuraysaa adinna reer hebel baa dhaafi la'dihiin!

Ayaan daranaa dalkaygu, aqoon daranaa dhashiisu.