Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Hogaamiyayaasha golaha dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska qaranka Somaliyeed (SRRC) oo Baydhaba tagay...
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaal

Sunday, April 08, 2001 - 07:32 am
Axad, 08 April 2001
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhaba,ayaa sheegaya inay maanta halkaasi ku soo laabteen inta badan hogaamiyayaasha golaha dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska qaranka Soomaaliyeed (the Somali Reconciliation and Restoration Council)(SRRC)oo dhawaan lagu dhisay shirkii ugu dhamaaday hogaamiayayaasha kooxaha Soomaaliyeed magaalada Hawaase ee dalka Itoobiya.

Wafdiga hogaamiyayaashaasi oo uu horkacayay Md. Dr. Xasan Maxamed Nur [Shaargaduud] Guddomiyaha Ururka RRA kana mid ah gudoonka wareega ah ee golaha dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska qaranka Soomaaliyeed (SRRC)markii ay soo gaareen magaalada Baydhabo waxaa si weyn u soo dhaweeyay madaxda RRA,maamulka gobolka Bay iyo kan dagmada Baydhabo iyo dadweynaha magaalada Baydhabo oo aad u fara badnaa.

Wafdiga ayaa lagu wadaa inuu maalinta barito ah la hadlo dadweynaha iyo saxaafada magaalada Baydhabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hakaba

Sunday, April 08, 2001 - 08:23 am
Give me a break you fucking eelaay!!!! Who the •••• gave shatigudud the title "Dr" - I guess Eelaay University in baidoa gave him uh? Don't disgust me you eelays lol