We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 08, 2001 - 11:10 am ururkaan waxaa la aasaasay 11 5 2000 aasaakiina waxaa ka danbeeyey Daahir oo loogu yeero Xaange ka dib markuu arkay gudoomiyuhu dhibaatada ka jirta wadankiisa hooyo , in dib loo helo nabad ay adkaatay, intii bulshada xumayd oo magacdheer yeelatay , daqantii & diindii oo laga dagay si qof kasta uu u gaaro waxa uu rabo ayaa waxaa laga maarmaan noqotay in la helo ururkaan oo magaciisa la daho somali anti worlords SAWL. URUKU WAA MID AAMINSAN in fikrad iyo wada hadal wax lagu gaari karo ayadoon loo baahnayn in qori wax lagu raadiyo. marka walaal ka mid noqo midkii fikradiisa dadkiisa ugu faa`iidaynaya si loo helo nabad guud oo ummada soomaaliyeed ku ciido. waxaad nagala soo xiriiri kartaa walaal e-mail gudoomiyaha ururka waa haange@hotmail.com nabadgaly gudoomiyaha SAWL DAHIR.A.XAANGE
|