Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Billad Sharaf for Badhan and Wiil-Qadhood (All Puntlanders Welcome)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kacaan-diid

Monday, April 09, 2001 - 09:56 am
Reer Puntland,

Ilaa iyo intii la assaasay page-kan Puntland ee Somalinet, waxaan ka mid ahaa dadka akhriya, waxna ku qora. Waxaan ka qayb qaatay doodu iyo fikrad iswaydaarsiyo badan, oo si toos ah iyo si dadbanba u khuseeya Puntland. Inkastoo aan la kulmay dad badan oo qoraaladoodu i cajab galiyeen, haddana waxaan mar kasta ku qancaa sida ay Wiil-Qardhood iyo Badhan meel kasta Puntland uga difaacayaan. Markaan fiirinno sida daacadnimada iyo geesinimada leh ee ay markasta cadawga Puntland, Net-ka ugaga horeynayaan, waxay ugu yaraan inaka mudan yihiin inaan uga mahad celinno, hagar baxa ay u muujiyeen dhulkeenna iyo dadkeenna.

My fellow Puntlanders, Ladies and Gentlemen, let us put politics aside for a moment, and please join me congratulate them for their tireless effort of defending our people and our state. A simple THANK YOU, is just enough.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buhodle

Monday, April 09, 2001 - 11:31 am
I agree 100%. badhan is always same person and he also visits other forum. Even I do not agree his unlimited love of c/laahi yuusuf however he is much confident the puntland system. I would rather see him our military leader in the Ceerigaabo front.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Monday, April 09, 2001 - 10:48 pm
Kacaandiid walaal waad mahadsantahay. carabtaa waxay kumaahmaadaa "laa shukra calaa waajib" qofna wixii xilkiis ah loogama mahadceliyo. aniga iyo Badhan waxaan sheegnaa uun wixii xilkayo ahaa, walow aan biniaadan nahay!.Waxaanse qabaa in biladaa ay iga mudanyihiin dadkale sida adiga Kacaandiid ah, Xaafuun, Keyse, Badhan, Dufaan, Jimaacle caaqil, Patriot iyo Garawe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jimcaale

Tuesday, April 10, 2001 - 07:49 am
Asalaama Calaykum.

Wiilqardhood iyo Badhan- baa ugu mudan biladda ugu
weyn. hawlaha aad qabateen oo aad u qabateen shacabka reer Putland. anigoo ah Jimcaale waxaan ugu bogaadinayaa in ay hawlahaas xaasaasiga ah, sii wadaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jimcaale

Tuesday, April 10, 2001 - 07:49 am
Asalaama Calaykum.

Wiilqardhood iyo Badhan- baa ugu mudan biladda ugu
weyn. hawlaha aad qabateen oo aad u qabateen shacabka reer Putland. anigoo ah Jimcaale waxaan ugu bogaadinayaa in ay hawlahaas xaasaasiga ah, sii wadaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wehelkiin.

Tuesday, April 10, 2001 - 08:48 am
Kacaandiid biladii aad Badhan iyo siisay wiil qardhood waa kula bixinay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Tuesday, April 10, 2001 - 06:33 pm
Wow! I'm flattered my friends, and like W. Q said, Laa shukra calal wajib.......Thanks again all of you K.did, Buhodle, W.Q, Jimcale, and Wehelkin....................................................................................
Jimcaale???????????????????????????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cismaan

Wednesday, April 11, 2001 - 12:31 am
kacandid billadda aad siisay annigunna waan kula bixiyay. waxayna ku wanaagsanaan lahaayeen nimankaani in magacyadood iyo meelaha ay daganyihiin layaqaan, waa niman kasareeya in ay magacyadooda qariyaan,
inkastoo wiilqardho aanan laqabin fikradiisa dhinaca isimadda, haddana waan jeclahay sida uga hadlo arimaha puntland heer waxay gaareen ay isagii cay ugudhaqaaqeen. xayeesiin badan way u sameeyeen magaalooyinkooda Baran iyo Qardho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

majeerteen dhab ah

Wednesday, April 11, 2001 - 05:53 am
lol lol lol haha haha haha haha

waxaa yaab leh kacaan diidow tani ma xayeesiinbaa mise afduubis, aniga waxaan u arkaa labadaba maxaa yeelay: maadigiibaa bilad sharaf isasiinaya ileen kacaandiid,iyo wiil qardho ba waa isla adigiibee, ninkii wax garad ah wuu arkaa.

tan kale BADHAN, waa nin tolkayaga ah waana nin runtii aan xumayn waxaanse ku dhaliilayaa markuu isku qaldo PUNTLAND iyo Cabdilaahi Yusuf, tolku kala rayi waa ahaan karaa, odayga dad aan necbayn ee diidan siduu wax u wadose way jiraan, marka dhaliisha kaliya uu leeyahay ina adeerkeen Badhan waa isagoo qadiyada Puntland ku qalda mida odayga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NUGAAL

Wednesday, April 11, 2001 - 09:29 am
SOOMAALIDU WAA DAD XAASID MIIRAN AH BAL EEG NINKAAN LA BAXAY MAJEERTEEN DHAB AH MA HUBNO DHAB NIMADUU SHEEGTAYE.
WUXUU YIRI WIIL QARDHOOD IYO KACAANDIID WAA ISKU NIN QURA,WAXAAN LA YAABAY YAA U SHEEGAY INUU ISLA NIN QURA YAHAY?MIYUU AG JOOGAY PC-GA MARKUU KOLBA ISAGOO QOFKALIYA AH UU LA BAXAYAY WIIL QARDHOOD MARNA KACAAN DIID, HUBAAL WAXAA AH INUU U QAADAN WAAYAY IN NIN KALE RAG KALE KU SHARFO DADAALKOODA.
TAASI WAA CAADADA DADKA SOOMAALIDA OO XASIDA DADAALKA QOF KALE HADDII RUUX KALE SHEEGANA KU TILMAANTA TILMAAMO AAN U QALMIN QOFKII XAQIIQDA AMA ARAGTIDIISA KA RUN CABIRA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kacaan-diid

Wednesday, April 11, 2001 - 01:04 pm
Reer Puntland,

Waad mahadsantihiin intiinna ilaa hadda ka qayb qaadatay soo jeedintii recognition-ka Badhan iyo Wiil-Qardhood.

Runtii sidii aan filayey baad usoo wada jawaabteen, waxaadna muujiseen quality-gii lagu yiqiin dadka reer Puntland, waana wax lagu faani karo inaynu Puntland wanaageeda wada rabno, regardless of our political differences.

Nugaal, walaal waxaba ha isku daalin inaad qanciso qofkan leh Wiil-Qardhood = Kacaan-diid. Meelo kalena saas buu ka lahaa, waxaana ila qummanaatay inaan isaga aammuso, isagu ha ku mashquulee. Waxaad arki doontaa isagoo maalin dhow ku leh, Nugaal waa Kacaan-diid ama Badhan. Waa saad sheegtaye dadka waxaa ka lumay aamminkii oo ma fahamsana in labo qof oo kala duwanni ay fikrad isku raaci karaan ama wax isu oggolaan karaan, waana taas tan 10 sano Soomali dowlad la'aan la tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan 2

Saturday, April 14, 2001 - 03:11 pm
To Buhodle
It is true we will reward Badhan to lead our army to libarate Cerigabo. He always defend Puntland because his is a refugee from Cerigabo.(a very very bitter man). And you Buhodle you will lead the Army to libarate Caynabo and Oogh.And then Putland will be very strong.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ivy-League Educated

Sunday, April 15, 2001 - 09:01 am
Mj-Ivy league:

As a Harti gentleman, I commend & congratulate those two gentlemen and am very proud of their thoughts and positions on all important P-Land issues. You bring a lot of joy and happiness into my daily reading time, so I am deeply indebted to you. You never disappointment me with any of your remarks and I share deeply in your beleives. I really hope that you keep up the quality arguments that you present. As an Ivy league educated man,
I have not come across many somalis that could articulate and form their opions that well.

Kind regards,
MJ