Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : SOOMAALIDU MA DAD BAA MISE WAA DUGAAG
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALI FANAX

Monday, April 09, 2001 - 02:01 pm
DAD ISKU DIIN IYO LUUQAD AH OO JAAHILNIMO DARTEED
ISKU DAGAALAYO. SOOMALIYEEY ISKOOLAADKA BADSADA
HADANA DADBAABO KU TUSAALE QAATO WIXII KU DACAY
WAXAASE KA SII DARAN KUWA KAFAYGA KU CABAYO EE
FARIISTO TIM HURTONS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, April 10, 2001 - 08:21 am
maalin wanaagsan SOMALI meelkasta aad joogtaan. waa ilaah mahaddii mar-haddii lasameeyay DAWLAD ku meelgaar ah,oo NABADEEN Ah.walaw ay istaagi la`dahay, hadana waxaan u rajeyneynaa in ay istaagto oo ay xoogeysato. walaw dhibaato badan ay heysato, lugahana lagashay. MAANTA WAXAA SOO GAARAY, DHAQAALAHII UGU HOREEYAY, ALXAM-DULILAAHI, LAAKIN SU`AASHA WAXEY TAHAY DOLLARKI YIMID SIDEY-YEELIDOONTAA.? MA-AYAKA AYAA QEEBSANAAYA.?, MADAD-QAAS AH AYAA JEEBKA KU SHUBANAAYA.? MA-HUB AYAA LAGU SOO IIBINAAYAA.? MA-MUCAARADKA AYAA LAGU QABOOJINAAYAA.? SIKASTA HANOQOTO WAXAAN IDINSHEEGAA IN U DOLLARKAAN YIMID QASAARO KEENIDOONO, HADDII UU SAN KU HA-GAAGIN MASAAKIINTI LOOGU TALAGALAY. WAXAAN IDIN DHAHAYAA AHKRISTAYAALAW MIC-NAHA HA-IDIN DHACO. DOLLARKI YIMIDE DAWLADDI MEEDAY.?????????????????????????????????????? QORE.MUDANE RINGO. WACALEY-KUMA SALAAM.