Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Xaange 75.4% waan raacsanahay dowlada KMG 75.2%no shirka ethiopia
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAANGE

Tuesday, April 10, 2001 - 12:40 am
waa doodoo carta & hawaasa

madaweynaha cabdikaasim.

waxaan ku dhaaranayaa magaca ilaahay wax uqabadka ummadayda ka hortaga dhaca,dilka .

80.2% waa aaminay madaxwaynaha

PM GALAYDH

wxaan jelahay wax qabadka iyo horumarinta dalka wxaan ka soo horjeedaa dhaca,dilka


62% waan aaminay PM

wsaiirka arimaha dibada buubaa


waxaan ku dhaaranayaa kordhinta waxqabadka fiicninnta wax qabadka ummda soomaaliyeed .
waxaan ka soo hojeedaa kala go,a ummada soomaaliyeed.

90.5%waan aaminay buubaa


reer awaasa

xuseen caydiid

waxaan rabaa isku geenida ummada soomaaliyeed iyo dhisitaan qaran.

82.3%noooooooo waan diidnay


shaadi gaduud


walaalayaal waxaan had iyo jeer jeclaa midayn ummad soomaaliyeed.


79.9% waan ku ddidnay


Marka aniga oo ah xaange oo su,aale waydiiyay
ummad ayan waxaan sameeyay qoraalkaan .