Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Qabiilka ugu geesisan Afrikada madoow waa HAWIYE, sidaa waxaa yiri Prof, waxa ka dhiga jaamacad kutaal Lagos NIGERIA,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saciid Yare

Tuesday, April 10, 2001 - 01:01 am
Waxaan dhowaan diyaarada BRITISH AIRWAYS , ka wada racnay OSLO, una socotay London nin waxa ka dhiga jamacad ku taal LAGOS xaruntii hore ee Nigeria, waxa uu dhigaa cilmiga History-ga ama taariikhda, isku kursi(seat) ayaan noqonay, waxa uu i waydiiyay wadanka aan u dhashay

intuu isoo eegay ayuu isku kaysheegay, waxana uu ii daba dhigay ma taqaanaa qabiilka HAWIYE, haa ayaan iri , aniga ayaa ah intuu farxay ayuu iyiri
"Taariikhda casiriga ah ee wadamada afrika waxaa ka mid ah in qabiilka HAWIYEuu yahay qabiilka ugu geesisan afrikada madoow"

waxa uu iisheegay in jaamacadaha Nigeria oo iyo waliba afrikada galbeed lagu dhigo taariikhdas cusub.

Waxa uu iyi inta qoslay " WAXBA HA FARXIN , QABIILKA UGU FULAYSAN AFRIKADA MADOOWNA ,WAA QABIIL KA MID AH QABIILADA SOOMAALIYEED"

Ninkaasi waa uu iisheegay, qabiilkaas laakiin halkan ka sheegi maayo,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Tuesday, April 10, 2001 - 04:40 am
Saciid;

Waxaa jira geesi iyo caaq. Geesi waa ruux dantiisa yaqaan iyo danta umadiisa. Caaqna waa nacaskaas qaawan oon garanayn waxa uu u dhimanayo iyo waxa uu ka dhimanayo...

Geesinimo aan maskax wadani waa cudur aan dawo lahayn culimada aduunkuna ay kol hore ka raja dhigeen in ay xal u helaan.

Cudurkaas aan dawada lahayn ee doqnimada ahina waa taa adiga iyo Africaba aduunkii ka reebtay oo xataa profeesarda africa waxay leeyihiin garashda injira.

Dadkan aad magacooda shegtayna anigu waxba ka sheegayo madaamaa aanan hubin in aad ka mid tahay..

Su'aal saxiib, caydhii Norway ma kugu filaan weyday waadigan halkaa iyo Naijeria iminka wax ka doonaye?.

Bal eeg Illah baan kugu dharshaye afkaad ku leedahay Oslaaan ka dhoofay..Waar heedhe adoo dawarsada oo baryo aadami ku nool lagama hadlo geesinimo iyo waxaan dantaada ahayn....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

alaa,ibaday

Tuesday, April 10, 2001 - 04:50 am
saaxiib diyaarad baa waxaad la raacday ninaad tiri waa prf ka bacdina waxaad ka la hadashay qabiil ha ceebayn soomaalininmada