Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : MAREXANKU WAA WADANIYIIN RUN AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shirwac Aadam

Tuesday, April 10, 2001 - 04:01 am
Dadka ama qabiilka marexanku waxay ka mid yihiin kuwa ugu wadanisan uguna sharafta badan bulshada soomaaliyeed markii aan u kala saarno qabiil-qabiil. qabiil kastana waa uu leeyahay qaar qalad sameeya waqti cayiman.
Hadaan dib ugu noqdo waxyaabihii ka dhacay Soomaaliya waqtigii dagaalka ka dib waxaa si aan la qarin karin u muuqata dhawrsanaanta iyo gobonimadda dadka u dhashey marexanka meelkasta oo ay joogaanba.
Aad ayaan ugu faraxsaney inaan ka soo jeedo asal ahaan qabiilka wadaniga marexanka.
Shirwa_a@hotmail.com/