Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Xaange gudoomiyaha ururka SAWL oo ka qotbeeyey degmada DHABBAD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaange

Tuesday, April 10, 2001 - 04:17 am
gudoomiyaha ururka cusub eesoomaaliyeed oo wiikan booqasho ku maraya gobolka galgaduu ayaa maanta ka qodbeeyey degmada dhabbad ee gobolka galgaduud
isagoo halkaas kula kulmay duqayda degmada
waxaa halkaasi qudbad ka jeediyey duqa dagmada
SOWNAXoo sheegay in ururka iyo degmadu ka wada dhaxayndoonto wada shaqayn