Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Doorashada Puntland in la qabto xiligeedii iyo in dib loo dhigo keebaa haboon
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wehelkiina

Wednesday, April 11, 2001 - 12:50 am
Waxa ay dad badan shaki ka qabaan sida ay u suuroobayso doorasho xiligaan Puntland ka dhacda maadaama wakhtigu aad u yar yahay marka loo eego hawlaha doorashadu u baahan tahay ee laaban, kuwaasoo ay ugu soo horeeyeen shuruucdii iyo qawaaniintii doorashada oo aan wali la dhamaystirin, dastuurkii oo haatan gacanta lagu hayo walise aan dadweynaha loo bandhigin, iyo dhaqaalihii doorashada lagu gali lahaa oo aan wali la hayn.
Waxay aniga ila tahay in ayan suuro gal noqondoonin in la qabto Doorashada Butilaan xiligii loo balansanaa iyadoo laga eegayo dhinacyada; dhaqaalaha, deganaanta siyaasadeed, iyo xasiloonida guud.
MR.Wehelkiina