Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Somaliland dayaxey tiigsaneysa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 11, 2001 - 04:12 am
Intuu hawiye xamar isku cunayey ayey somaliland tagtay oo imika gadhikarimaysane ha nagu daalina
walaalayaal.xag dhaqalaha iyada ugu horayrsa, xaga xooga iyada ugu xoogweyn,xaga nabadgelya iydaa ugu ficaan xaga isgaadhsiinta iyada ugu horeysa.

somaliland forever

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samokaab

Wednesday, April 11, 2001 - 02:38 pm
waxaad u maleysaa inaan ka naxeyno waxaad meeshan ku qortay .balse waa ku farax san nahay..........adigoo kale ayaa public forum dadka hor imanaya.........waan ilawaye.waxaad ii sheegtaa charterka somali national movement ka ma ku jirtay in waqooyiga soomaliya ka go do koonfur...............siyaasada waxba kama karaneyside ammus cawaadin yahow..........dadka waxba ma dheerid oo waxaad tahay avarage wax is mooday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye guy

Wednesday, April 11, 2001 - 05:50 pm
waxaad tihiin maleh somalida dhulkooda ayaad wali heesataan sida

Seylac waa dhul Ciise Madoobe
Awdal waa dhul Gudabiirsi
Laascanood waa dhul dhulbahante
iyo Tuulooyinka kale ee aad kadhacdeen somalida kale
hadii ay xataa noqoto inaad goosataan gobolada waqooyi yaa idinka celinaayo dhamaan qabiiladan oo ay caawinayaan Jibouti iyo Somalia

midna ogow Moorgan ayaan xidig inta siino idinku soo direynaa asaga iyo Mooryaanttisa Xooga dalka Soomaaliyeed Qaasinna waad lasocotaa waa nin kasoo horjeeso balaaayoLand

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 11, 2001 - 11:54 pm
ku hawiye gay
warnimanyahow ha nagu dalina waanu kala soconey xamar xoga aad ku werareysa somaliland xeged ka keeneysaan jabuutidan aad sheegeysid waa dowlad yar oo afweyn hadaanu doono 24sacadood ayaanu ku qabsaneynaa mida kale xoogadalka aad sheegeso xaguu joogaa somaliland waxey haysata 30kun oo askari uma bahna iney dawarsato sida kooxda carta.