Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Gudoomiyaha ururka SAWL "xaange" oo ka qaybgalay xafladii ciidanka soomaaliyeed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaange

Thursday, April 12, 2001 - 11:45 am
gudoomiyaha ururka SAWL "xaange" oo ka qayb qaaday
xaflada ciidanka qaranka maanta magaalada muqdisho
waxaa xafladaas joogay madaxwaynaha DKM cabdiq-aasim iyo madax kale.
gudoomiyuhu wuxuu shir la galay madax ka mid ah barlamaanka ayagoo ka wada hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin nabadgalyada iyo sidii loo soo celin lahaa qaranimadii wadanka.


gudoomiyaha ururka sawl
Daahir A xaange

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siraad

Friday, April 13, 2001 - 07:39 am
Xaange
noo micnee guud ahaan waxa uu ururkaagu yahay iyo waxa aad ujeeedadiinu tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dabaaldeg

Friday, April 13, 2001 - 08:09 am
Eeg Dabaaldega Xooga Dalka Soomaaliyeed

Guji halkaan http://ayaamaha.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaange

Saturday, April 14, 2001 - 02:25 pm
To siraad.
Siraad ururkaan magaciisu waa Somali anti-wardlods
SWAL ujeedada ka dan baysana waa in qori la tuuro
af iyo aqoon laysla horyimaado.siraad waxaad ogaadaa nidaam aasaasi ah oo loo helo ummada soomaaliyeed inay tahay badbaada naftaada marka siraad ka mid noqo xubin ururkaan.


Gudoomiyaha ururka SWAL


Xaange