Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: Wanted((((((((live or dead)))))))))))) yaad ka garaneeysaa magacyadan?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samriye

Thursday, April 12, 2001 - 05:54 pm
Dadkan magacyadooda ay halkaan ku qoran yihiin
waa Wanted,geeri iyo nolol sidi loo soo helo
waa la keeni, waxaana lagu bixinayaa Madaxiba
0.001usd, qofkii keenaa, waxayna kala yihiin
sidan:
She, Shantaano,Kusseey,Kabeebeey,Jiijo,Warda,Xaali,
Badgal,Hebel,Xamardaye,Warta,Mowliid=macaane,
Gurey,Nefoow=Kaniini,Mim,Shangaani,Jamaal4,Gurey1,iyo muriidi.

Dadkaasi oo lagu soo oogay dambi ay galeen oo ah,
in ay qaawiyeen forumka,kana seexdeen dhallinta
cusub afka hooyo oo ay bari jireen qoraalkiisa.

Dadkaani oo horay u ahayd hooygoodi forumka, ma
si dhab ah beey uga maqan yihiin? mise.........
magacyo kaleh ayeey ku soo galaan? wax kasto
ka yaab, sibaa loo kala haaday wixi kala haatiyayba.

soo noqda idinkoo nabad ah waa la idin tabaye.

soo dhawaada hee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xumooooow

Saturday, April 14, 2001 - 06:22 am
Samriye,
kuwaad doon dooneeyso ilaah kaa samir sii saaxib,
af libaax ay ku jiraan, ee ka daba har baac yahoow.