We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 08:36 am KANAXOOW NAFTA WAA ITOOBIYA HA DHACDO ITOOBIYA HA DHACDO ITOOBIYA HA DHACDO guji halkan http://ayaamahapress.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 12:14 pm propgando dawlad hakaa dhigto, daba madoobe, waligiin riyad ku jiraysaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 01:30 pm TO: qaniiska layiraa Gaalkacyo Adigu ileen waad diidee dowlad loo wada dhanyahay'e bal aanu aragno waxaad kaheshaan reer midgooyin Waan ognahay waxa riyo runa kujiro waa adigaas walina riyoonayo oo qaniiska ah midgooyin waligiin dad meydaan eheen waxaad awalba eheedeen waxaan jirin balse Somali miyaa idinla tashaneysa Hawiye Hanoolaado kanoxoow nafta waa horta Hawiye inaad jirtaan xataa miyuu ogyahay tolow idinkii baaba hada isku noqdey dhexdiina cadow oo isku kala dildilo reer cumar maxammad, iyo reer minjo gaabgaab, iyo reer futo weyne, reer gabdho foolxumoyin, iyo reer waxaas. viva somalia Xabashi ha dhacdo iyo wixii ay wadato
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 07:08 pm TO: Wadani guy I don't like Amhara too even thought I am not Hawiye or Darood I sow what they doing to our Country and ppl and I don't understand why some of us listen to Amhara
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 14, 2001 - 08:31 am Ma xuma inaan dawlad ahaano waxaase idin waydiihaa mooryaan been iyo borobogaando may rabtaa inay dawlad ku noqdaan. Amxaaradaan la dabo dhigay iyakaaba ka cadowsan inkastooy Soomaali inala yihiin. Mooryaan riyadaadaas isaga sii jir.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 14, 2001 - 07:50 pm war dadkaan waxey caan ku yihiin hinaasaha iyo qaraarka ee waa dib u socod amxaaro jeebka uga wadda jirra.!!!! anaga koleey afkeena ma soo mareyso amxaar waxaa nooga cadawsan majeerteen waayo taasi run ma aha laakiin caadoqaataha abdulahi yuusf in isagoo sidii dhar dumar xiran in uu carari doona ha sidii kol hore ha ogaado(inqilaabkii uu isku dayey xamar 1979 waxuu ku caray isagoo dragqueen ah oo dhar dumar xiran). hmmmmmmmmmm haaaaaaaaaaaa hmmmmmmmmmmm haaaaaaaaaa commandos is back waana ku dabo jiraan talaabo xumahaas.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 15, 2001 - 01:06 am Ku naxoow nafta waa caado qaatow nafta waa Soomliyeey ku farax: Waa hadal macquul ah oo qof kasta oo caqli leh galaya. Itoobiyana baly gacmaha ku radsatay maalintay arimaha Soomaliya faraha lasoo gashay. Ayada iyo sideeda caado qaatayaal oo ay Soomaliya ka xasili la,dahay faa,iidada ay helaan waan arki doonaa! Nimankiina Majeerteen wax ka sheegaya waxaan idin oran lahaa Majeerteen iska daaya dad xun iyo dad wanaagsanba waa ka buuxaane, dowladana waa idinkula jiraan. Qabiil lacaayana horumar laguma gaaro. Waxaana idin sheegi 10 sano ee burburka waxaa la ogaaday in qabiil qabiil ka adag uusan jirin, haday jiri lahaydna la arki lahaa. Marka Hawiyow is dajiya oo wanaag wax ku raadiya. Akhyaar
|