Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : BOTROS KHALI iyo CAYDIID kee shacabka wax taray
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baydhabo

Saturday, April 14, 2001 - 07:31 am
WAR MA WAALAN TAHAY ISUMA DHOWA..

Waxay ila tahay in ninka shisheeya shacabka u wax taray waayo ILAAHAY ka sokow botros waxuu samata bixiyey malaayiin dad oo u badan caruur iyo haween.

balse caydiid waxuu dilay malaayin dad ah oo u badan caruur iyo haween.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, April 14, 2001 - 08:36 am
abees! Waa la idinku yaqaan naagnimada. gen caydiid oo kale soomaali uma dhalan umana dhalan doono......soomaali geesigeeda iyadaa iska disha.....laakiin caydiid dunida oo dhan ayaa gacanta u taagtay WADDANINIMADIISA....