Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): 12 APRIL 2001 CIIDAANKA MOORYAANTAA XUSAY SORY XOOGA DALKA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALI

Saturday, April 14, 2001 - 08:38 am
MAALINTII APRIL 12KEEDA AYAA KOOXO MOORYAANA CABDIQAASIM KAGA QAATAY SALAAN GURYUHUU BILILIQADA KU HAYSTO.
MAXAY DOONAYAAN INAY RIYADOODA BEENTA AH SOOMAALI KA DHAADHICIYAAN AROOY ANAA GOOFKAYGII LAGU HAYSTAAYE GALGADUUD MA AADIDOO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, April 15, 2001 - 08:45 am
Ishii laga arkaa ushiis lagu tumaa!

Haddii ciidamada Soomaaliyeed si wanaagsan u dhisnaa lahaayeen, Itoobiya kuma soo dhacdeen inay isaga kor socoto dadka iyo dhulka Soomaaliyeed. Sidaas darteed Mr Cabdiqaasim waa inuu dhisaa ciidanka xoogga dalka. Waddan aan hub iyo ciidan haysanin sharaf iyo heybad ama qiimeyn toona ma laha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharafkudhimo

Sunday, April 15, 2001 - 08:58 am
War Soomaali,

Waxaan akhriyey (Ra'yiga Dadweynaha) meel aad Itoobya uga soo horjeedid isla markaana gabay ad ku guubaabanaysid Soomaalida inay isku duubnaato oo ay wax wada qabsato, haatana waxaad u egtahay inaad ka soo horjeedid midnimada Soomaaliyeed iyo wax wada qabsigii aad ku guubaabisay. Sidee baad wax ku waddaa? Mise waxaa tahay qof isku darsoomayoo meel uu u socdo ama meel uu ka socdo aan ogeyn?