Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Xaange oo la kulmay madaxwaynaha JDS c´/qaasim
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaange

Saturday, April 14, 2001 - 02:11 pm
gudoomiyaha ururka Somali anti wardlords SAWL xaange ayaa waxa uu la kulmay madaxwaynaha JDS
cabdi qaasim ; shirkaas waxa uu socday mudo hal saac ah waxyna madaxwaynaha iyo gudoomiyuhu ka wada hadleen Dhaqaalaha ,caafimaadka, waxbarashada
iyo dhisitaanka xisbiyo siyaasadeed.
gudoomiyaha oo jagadii hore oo lagu casuumay diiday taasoo ahayd Xeer ilaaliyaha qaranka ayuu waxuu gudoomiyuhu u sheegay madaxwaynaha ´diidmadaasi ma aha mid ka soo horjeed dowladeed
laakiin ay tahay asagoo raba inuu gudoomiyuhu wili xisbigiisa sii hayo .
hadii aad rabtid warar dheeraada waxaad sooweydiin kartaab gudoomiyaha.


Gudoomiyaha ururka SWAL

Xaange