Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics (Current): X.d.s ha noolaado
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Saturday, April 14, 2001 - 07:57 pm
cadowga soomaaliyee amhaaro ka nax oo nafta waa
caado qaateyaalka qaldaamiinta cigaal madaxa ka xaday ka nax oo nafta waa
shacabkaa soomaliyeed ee gobolada awdal iyo sanaag iyo togdheer ku farax arag ayaamaha press dabaaldega 12 april sandguuradii 41aad ee dhismaha xooga dalka soomaaliyeed
hmmmmmmmmm haaaaaaaaa hmmmmmmmmmmmm haaaaaaaaa commandos is back so is somalia confidence

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaldaan

Sunday, April 15, 2001 - 06:54 am
Caado qaateyaal? Adigaa gaajo u baqtiyay markii arrini adkaatay, oo dixsi kugu wareegay, oo adoo caanoboore ku duudaya dunida ku aragtay, welina adaa meseggo baryo ah ku nool? Yaa marka caado qaate ah? Waanna ceebeyseen wallaweyn ee hadlina yaan gaaladu nafaqada kaa jarine!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirashid

Sunday, April 15, 2001 - 08:22 am
runtii waa wax lala yaabo in lagu farxo afar qof oo dharkii askarta inta loo soocidhay la yiri waxaad tihiin ciidankii xooga dalka soomaaliyeed, ileyn beriba awaxa ay ku kala biiri karaam maleeshiyada ay beel ahaan ka tirsanyihiin, runtana lagama fogaado ama lagama tago ee yaan waxba been la isku sheegin