Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Awooda isbahaysiga kismaayo iyo muqdisho
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
dhamaan dadka isleh dadka ku magaalada muqdiso waa ay ku daaleen dagaalo ee waa in aad ku duushaan oo ka qabsataan kismaayo +++++\\\
wali xoogii waa jiraa ee ha ilaawin waxaan la hadlayaa xulufada isku bahaysatay magaalada maskii miinta umada tuugsata ee baydhabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Manaxe

Unrecorded Date
Alla fiicanidaa oo nacasaysanidaa```` yaa iska kaa kiraysta!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Unrecorded Date
doqon yohow af somaliga sida loo qoro bal horta soo baro intaadan dad caayin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Manaxe

Unrecorded Date
Maadoo cawra leh baad ragga caayitaqaan? "CEEEEB"nacasyahay la soo dhaanshey.
darbaalyahay! hakadka iyo joogsiga bal horta soo baro, intaadan ragga caayin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M*A*N*A*X*D*O

Saturday, June 24, 2000 - 01:17 pm
tO,,MANAXE...

DHAADHAAN..ADIGOO NIN RAG ISKU SHEEGAAYO BAL EEG WAXAAD GABADHA MASKIINADA AH AAD KU SHEEGAYSO,,LAGAROONOYAHOOW ,,,DARBAAL BAAD KU SHEEGTAYE..ADIGA MXAA TAHAY.."LOOX" RAGA KII AF XUNA WAA LA CAAYNAAYAA SHEEGTEEE WAALA KARBAASHAA ..FAARABUUTO..KA BAX MEESHA ,..BUURKAROOLEYAHOOW,,,

BYE,,MANAXDO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, June 25, 2000 - 05:28 am
,,,,,,Manaxdo gacmo furan ku soo dhawoow,,,Shirmee ahaan noogu kaa dambeysay mana dhihin waa sii biibaaahee!!!!!!!


Adeerkaa
Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, June 26, 2000 - 12:08 am
Meel waxaa ka soo baxay, Makuukuu ma kaakaa.
Meel waxaa ka soo baxay, maramadow caruusa ah.
Meel waxaa ka soo baxay, kuwa laba miraada leh.
Meel waxaa ka soo baxay, kuwa aan muhba aqoon.
Miyateen alif waxaa ka badnaa inta ay tin u madoobeen,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXE

Monday, June 26, 2000 - 08:45 am
WAAR BAL DHAKHDAN EEGA RAGGA AFKEEDA HUURADA LEH KU TAAGAYSA!
NAA MA TAADAN FOOSHA XUN EE WARAABE KARIN TAAGAN U EG, BAA DOONAYSA INAY ANIGA WAX I TIRAAHDO, OROD OO QOL ISKU XIDH DOQONYAHAY FOOSHAXUMI,WAR ILEYN DAMEERAHA TAN UGU FOOLXUN AYAA UGU BIQLE BADAN,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aamino

Friday, June 30, 2000 - 04:19 am
Manaxe waan ku jeclaye yaan ku nicin ee gabdhaha cayda ka daa walaalkis inkastoo taasi waxla caayo tahay hadana dishey ee iska dhaaf aboo...
funygaagii kale inoo wad adaa meel walba shidee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, August 13, 2000 - 08:22 am
From Sagal:
To: Manaxe:

Marka hore waad salaman tahay mark labaad waxan ka
codsanayaa in aad lacaytamin qof dumarah sababtoah
ragilayaqanay lama caytamijirin dumark.
kajawab soashoda adigon lacaytamin.sababtoah taas
ayoo ilahay raganimada kusiya.
jawa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Huuno

Saturday, October 14, 2000 - 01:22 pm
waaryeeeeeeeeee

aboowe

maxaa ku helay