|         Anonymous   | Tuesday, June 27, 2000 - 01:27 am Reer Waqooyi waxa ay doonayaan, annaga garan
 meyno, iyagana ma garanayaan. Waa dad
 jahawareersa
   | 
 |         Anonymous   | Tuesday, June 27, 2000 - 01:33 am Qofka isku sheegay  (Anonymous) waxaan ku
 raacsanahay, inaysan Reer Waqooyi garanayn waxaa
 ay doonayaan, Somalida inteeda kalena sidoo kale
 ayay u garan la'yihiin waxa ay doonayaan Reer
 Waqooyiga. Sidaa awgeed, waxan walaalaheen Reer
 Waqooyi leeyahay, walaalayaal waan garanwaynay
 waxaad doonaysaan bal inoo sheega waxa aad
 doonaysaan, si aynu idiin c
   | 
 |         mike   | Wednesday, June 28, 2000 - 03:52 am REER WAQOOYI WAA DAD SOMALIYA LANA MIDAH ANGA
 REER KOONFURTA AHBA WAXAAN RABNO MA NAQAAN OO
 WAXAA NA WAREERIYAY QABYAALAD EEY KU DANAYSTAAN KUWO AAN MASLAXADA WAQOOYI IYO KOONFUR MIDNA DAN
 KA LAHAYN OO TUUGO AH WILIGOODANA DHIIGA UMADA
 KU NOOLAA SIDA CIGAAL OOKALE.
 ANAGA XITAA MARKII SHIRKAN JABUUTI FURMAY WAXAA
 MARKIIBA BILAWDAY XUKUN KU LOOLTAN RAGA ISA SOO
 SHARAXAYNA WAXAA KAMIDA CABDULAHI AXMED CADOOW
 WASIIRKII MALIYADA EEAFWEYNE GABADHIISANA WAXAA
 QABO CABDULAHI MAXAMED SIYAAD.
 CABDULAAHI COSOBLE SIYAAD OO20 SANO WASIR AHAA
 XASAN ABSHIR OO AHAA AFWEYNE GACANYARAHIISA IYO KUWO KALE OON WAXBA DHAAMIN MARKA REER KOOFURBA
 WAXEEY RABAAN MA YAQANAN EE CUDURKAAS WAAN WADA QABNAA  DANBIGANA WAXAA LEH TUGADAAS NA DULEYSATAY
   | 
 |         beter   | Wednesday, June 28, 2000 - 04:40 am Saaxiib reerwaqooyi afkaad ka tidhi laakiin aqoon
 buuxda uma lihid,intaadan reerwaqooyi wax ka--
 sheegin bal marka hore wax aqoona ma,uleedahay waadiga afka dheer ee huurda soo taagayee,waxaan kuu sheegayaa noocaaga oo kale reerwaqooyi waxba
 laga waydiin maayo sababtoo ah waxaad tahay qof
 warba ka hayn reerwaqooyi waxa ay yihiin.
 waxaan kaloo kuu sheegayaa qokka marka uu mowduuc
 ka hadlayo waa inuu ismagacaabaa laakiin adiga-
 waad baqatay oo fulay ayaad noqotay xaar wayn-
 mardanbe waxaas oo kale haku hadaaqin.
   | 
 |         SOOL   | Friday, June 30, 2000 - 12:19 am Anonymous;
 
 Reer woqooyi waxay doonayaan ma iyagaan garanayn, mise waxay doonayaan ee ay kor iyo hoosba dunida ugu sheegeen ayaan dhagahaagu rabin inay maqlaan??????
 '
 waxaa hadlkaaga ka muuqata inaad aad ugu hanwayntahay koonfur, markaad hadalkaagan qoraysay, laakiin kama maqal wax wanaag ah oo lagu faani karo koonfur tobankii sano ee u danbeeyya bal hadalkaagan dib u akhri marlabaad "Reer Waqooyi waxa ay doonayaan, annaga garan meyno, iyagana ma garanayaan. Waa dad
 jahawareersa"
 
 Markaad eegto xaalada soomaaliya ay ku sugantay maanta, hadaan si kooban isu barbardhigo reer koonfureed iyo reer woqooyi, reer woqooyi waxay awoodeen inay mashaakilkooda xal u helaan oo ay maamul ay u dhanyihiin samaystaan taasina waxay keentay in xasilooni iyo nabad galyo ay ku wada noolaadaan dhamaan beelaha reerwoqooyi, balse koonfur way awoodi kari waayeen inay mashaakilkooda xalilaan oo qoloba qolada kale ayay bursanaysaa. Bal labadooda is barbar dhig oo sheeg midka jaahwareersan oo waliba aad ugu hanwayn jaahwareerka iyo mugdiga uu ku suganyahay.
 
 Woqooyi intaanad isku qaadin adaa jaahwareesan ee khayaaliga aad naftaadak ugu sheekaynayso ka soo bax oo riyalistik noqo, dadkaaga u sheeg dhaliisha ay leeyihiin iyo talooyinka ay u baahanyihiin waxkhtigana ha iskaga qaadin waxaan dani kuugu jirin ee taada ka tasho.
 
 NABADEEY
   | 
 |         Anonymous   | Monday, July 03, 2000 - 03:21 am Reer Waqooyi waxa ay doonayaan ma garanayaan, waxa
 afkooda soo qabtana way ku dhawaaqaan. Taasi waxaa
 daliil u ah. Sicirbarar ka kaco koofur waxaa ugu
 horeysay, markii ay reer waqooyiga soo galeen
 Koofur. Laaluush, qayilaad iyo majlisyo lagu
 dhilaysto ayay waddanka soo galiyeen. Diinta oo la
 caayo iyo waalidka oo lagu af celiyo ayay noola
 yimaaden. Haddii aad dhan ka eegto waa dad waxa
 xun ilbaxnimo u qaato. Mar yahuud bay sheegtaan,
 marna carab. Sidoodaba dadka halkebay ka
 yimaadeen. Waa tii Sayidkana uu yiri
 - Lama arag  nimoo dhaloo Aabbe laayahaye,
 Idoorba, iidooridii inanta weeyaane-
 
 Waxaa kaloon la yaabay, reer Waqooyiga waxa
 jecaysiiyay gaalada. Taariikhda waxay xustaa inay
 iyaga ahayeen, kuwii ugu horeeyay ee gayiga
 Somaloiya soo galiyay gaalada.
 
 waa tii uu horey u yiri Sayidka.
 
 --Ina walan iyo wiilkuu dhalaba gaaladay weheshan
 doonaane- Ina walanwal waxuu ahaa nin u adeegi
 jiray Gumaysigii Ingiriiska markii uu daraawiishta
 la dagaalayay. Waana Siilaanyo awoowgii.
 
 Waxaa intaa ka sii daran, gabay uu horeu tiriyay
 ninsomaliyeed oo ka yaabay dhaqankooda.
 
 --Waa taan maryama Luul iyo magacya sheegaaye.
 --Waa taan middaan dhalay, idhaa, meyran yaa
 gadani.
 -- Waa taan Malooliga calilay, macasha jiidaaye.
 -- Waa taan makhnuud iyo noqdaa, mukhawal Iidoore.
 
 Waxaan xuusuustaa yaraanteydii, in koofur looga
 yaqiinay " Somali Qaldaan ama waalaa " Waxaabaha
 la sheegayo haddii aysan wax ka jirin, maxay
 dadkan dambena ugu bixiyeen " Somali Qaldaan ama
 waalaa. " Kuwii horene ay gabayadaa ugu tiriyeen.
 
 Qaruumahii naga horeeyay, ayaa dadkaa sidaa u
 sifeeyaye, naga daaya yaynan waqtiga naga lumine.
 Waxaa taa ka sii daran, ninkii yiri.
 
 1. Aqoonta ay sheeganayaan ma Badmaaxnimadaa. Mar
 kastaba waxaan aragnaa nin reer waqooyi ah oo
 badmaax ahe.
 
 2. Hantida ay sheeganayaan ma dawarsiga
 Khaliijkaa. Waxay hoosta kaga jiraan Shuyuukha
 Khaliijkee.
 
 3. Ilbaxnimada ay sheeganayaa, cabbitaanka
 khamriga, geerisheynta iyo laaluushkaa.
 
 Nimanyahow waagii hore la idinma aqoon, iminkase
 la idin baraye, ceebtiina aamusa.
 
 Anna haddaan reer koofurnahay idinma naqaano,
 laakiin waxaa idin yaqaanno, nimanka aad aad
 qarniya
   | 
 |         colonel   | Monday, July 03, 2000 - 05:25 pm colonel
 
 Alleyle waa leysu Dhiilo dhaansadey!! Allow kii roon reerka u reeb...
   | 
 |         burco   | Monday, July 03, 2000 - 11:57 pm sxb nin ka magaciisa qariyooy
 afnooli wuu hadlaa eyna wuu ciyaa
 bal eeg xaalada soomaaliya maanta ku sugan tahay
 waxba ma ogaad tahaye hadaad soomaali tariikhda reer waqooyihayso sidii gabadh baad isku xishoon lahayd laakiin wax ma garte waa sidii ey iska ci
 reer waqooyi way garteen dantooda 20 sanay ciqaabtii koonfur ku jireen oo macalin u noqotay
 10 sanee u denbaysena dhulkooday dhisayeen adna waa is cunayseen
 sxb gaal markuu yimi soomaaliya reer waqooyi heshiis bay la galeen ah inaanu soo dhex gelin oo goonuu ka joogay. koonfurna intuu soo dhexgalay ayay hablohoodina ku casuumeen imisuu garacyo idinkaga tegey . imisuu webiyada idinkaga talaabay
 waryaa hadaad ceebtiina ogtihiin maydaan qorteen hadal mataatac ah sxb dan kama se lihi waan is hubaa waxan ahay ee bal been iyo ikhyaali car ka weynaada iyo turufo.
 sxb waa lays bartee afkay idinkaga haday ana sxb hadal iyo hawl iskuma dar ee orodoo diric gashoo xishood dhegool waaxid waa DAWACADII HILIBKA GEEDKA SAARAN GAADHI WEYDEE MARKAY KA QUUSATAY UF TIRI AWAL BUU QUDHUN AHAA Idina markaa reer waqooyi gaadhi weydeen baad cay biloowdeen iska wada. reer waqooyi inaad 0 tihiin marhorey u cadayde. oo idin baranay qudhinkiiniye waxan idin nidhi uf yaa saliid maca saro yaa canbuulo
   | 
 |         Anonymous   | Wednesday, July 05, 2000 - 01:53 am Horaa loo yiri, Burco yaa ka qurmuun weyn, Qariib
 yaa uga leeto.
 
 Ninka ree Burco isku sheegay, waxaan u qaatay
 uinaad tahay Reer Burco. Haddii arrinta sidaan u
 qaatay ay tahay. Reer Burco ma ka weynaadeen
 hinaasihii. Waa iyagii yiri, Dayuuradda Amcaarada
 maxay Burco la duqeyn la'dahay, maxay u maleysay
 Hargeysa oo kaliye inay ,magaala tahay.
 
 Tan kale, Haddii gaal la guursanayo. Wax guursada
 idinka ayaa ugu horeeyay. Iminka markii dibadda
 loo soo qaxayna, dumarkiinii intay raggii iska
 fureen ayay gaala wada guursadeen.
 
 Ku faraxa ama ka nax. Markii hore la idinma ogoon,
 laakiin waxaa la idin bartay markii Khaliijka la
 isugu yimid, iyo markii la soo qaxay ee dunida
 qaxooti lagu noqday.
 
 Waxaaban marmar is iraahdaa. sababta ay
 soomalinimada u diidayaan, waa barashada la
 bartay.
 
 Intaa haku
   | 
 |         YAAHUU   | Thursday, July 06, 2000 - 12:17 am anonymous,
 
 saxiib waxaad iila eg tahay qof jahli lagu manaystay oo game qayaali ah meesha kawada.hadaad dan moodey dad isla dhashay oo walaalo ah (souh&north)in aad isku dirto,waxay sheekadu noqonaysaa (SHALAAD DHALATAY EE HORTAABAAN SHUBI JIRAY) toobiga aad furtay iyo maskaxdaadu waa kala darajo sababtoo ah topicgu wuxuu iila muuqday mid cilmiyeysan laakiin markaan arkay hadaladaada waxaa ii cadaatay in aad jiran tahay oo caadifadi kaa buuxdo ood joogto heer aad darbiyadada xagato ee ninyahoow ALLAH ka baq oo su'aalbaa ku sugaysee
 
 salaamu calaykum
   | 
 |         Anonymous   | Thursday, July 06, 2000 - 03:08 pm Waa yaab!  Waa yaaboo, waligey ma moodeeyn in war-suuqeedka la soo qorayo, oo la keenayo Bogga Ra'yiga Dadweynaha. Waxaanse ma leynayey, haddiiba laga maarmiwaayo in la qoro erayadaan oo kale, in lagu qorayo gidaarada musqulaha iyo meelaha la midka ah.
 Anyway, Reer Waqooyi iyo Reer Koofur waa magacyo ka yimid deegan lagu nool yahay ee dalka Soomaaliyeed, dadkuna waa wada Soomaali. Haddaba, keenii midka kale caayaa, asagaa iscaayey ee wax kale ma geysan.  Ninkiise doonayaa in uu wax naqdiyo(critic) ama wax xifaaleeyo, foorjeeyo, waxaa jira hab ama nidaam loo qoro- asluubta qoraalka, kanaana ila xannuun badan anniga.
 Ugu danbeyn, waxaan rajeynayaa in boggaani soo reysto, hadda iyo wixii ka danbeeya, Insha Allahu!
   | 
 |         burco   | Friday, July 07, 2000 - 03:13 am ninyahow magacaaga soo qor hadaad rabto inaan kula sii wado waynu is baranay maxaynu se isku baranay inaan soomaali nimo ka cararo i aan lanagu kiin sawirin
 saaxiib runtaad ka fogtahay bal eeg dunida aad dul joogto saaka halkay kala taagan yihiin reer waqooyi iyo koonfur yaa sharaftii soomaali haya weli yaa xishoodkii ku danbeeyey.
 imaaraadka aad ka hadlayso sagaashanadii baad timaadeene soomali waa laga jeclaa dad sharaf leh bay ahyeen ee markaad timaadeen bay kharibantay
 
 sxb waan is baranay dhib se igu ma haysaanoo mardanabaanaydaan soomaali nimo noo gu soo gaban
 hadana hawl iyo dhismaan ku jiraayee meelahaa ka qayli.
 burco sxb markaad askariga ahayd ka weyn saakaa dadkii lahaa hantay oo burkaagii baa laga dhisayaa
 qiudhun iyo qadhmuun iyo naago uraya koonfur baa loogu yimaada ma ilowday kuwii xaajiyadaha raaci jiree uuuuuf ma dewadii dukhsigaa.
 qadhmuun kaama foga
 hinaasaha burco sxb hablahayga quruxda badan u ma ogoli kuwii foosha xumaa ee dhuxusha u eekaa maxay ii dhali qof aan u eekayn reer shiikisaxaaq
 miyaan rabaa inaynu isku dhiig noqono marna.
 ka naxoo nafta waa waqooyi hilaac
 waxan ku soo gebagebeeyey
 
 waxaad ciidan weyn lahayd waraysoo xagey jiraan waqooyi se yaa xukuma , xamrse say tahay saaka?
 fadlan qor magacaagaga
   | 
 |         Guuled   | Tuesday, July 11, 2000 - 12:53 am Ninka Burco isku magacaabay iyo midka aan
 magaciisa sheeginba, waxaad tihiin laba qof oon
 meesha laaga baahnayne, fadlan daka rayiga
 wanagsan figradooda ha is dhaafsadanae meesha ka
 b
   | 
 |         Mike   | Wednesday, July 12, 2000 - 01:17 am KU SOMALI DHAMAANTEED
 
 WAXAA WAX LAGA XUMAADO AH ANAGOO FURSAD U HELNAY
 INAAN INTERNET KU XIRIIRNO ANGOO QARADA KALA FOG
 JOOGNO INAAN MAANTANA AAN IS AFLAGADAYNO INTAAN
 IS WAANIN LAHAYN OOAAN DANTEENA KA HADLI LAHAYN
 RAGA QURBAHA SOO GALAY OO LAGA YAABO INUU QAXOOTI MEEL KAHAYAY OO WELFER LASIIYO ISUNA HAYSTO INUU ASAGA UGU WANAAGSANYAHAY WAXAAN DHIHI LAHAA WAXAAD
 KA DARANTIHIIN KUWA WAX DILO OO DHIGYACABKA AH
 MARKA REER WAQOOYI RAALI HAKA NOQDAAN AFLAGADA GARTAY ANIGA WAXAAN AMINSANAHAY IN REER WAQOYI IYO
 KONFUR COLAAD KA DHAXEYN DHIBATADANA WAXA ABUURAY KUWA ISKU SHEGAINEEY YIHIIN SIYAASIYIIN AMA KAABO
 QABIILO SHACABKA SOMALIYEED SIDOODA BADAN WAA UMAD
 NADIIF KA AH XUMAANT EE AAN IS FAHAMNO KANA HADALNO DANTEENA HADII KALE WAXAAN NOQON DOONAA
 KUWA QASARAY HADALKA WAXAAN KUSOO GABAGABEYNAYAA
 
 INTAAN ODAY KU FAANIYO KALA ANA GUDASHIYO
 QABIIL URURINENAA ASAGEEN NA DHAFEE
 AQOON NALAGU CAAYIYO CAWINAAD AJNABIYOO
 AFLAGADO DABA TAAL QARAN KUMA AFLAXAYEE
 NA TAGEER ALAHAYOOW.
   | 
 |         xogogaal   | Wednesday, July 12, 2000 - 01:55 am Mike waad mahadsantahay.
 
 Waxaad magaca uga ektahay fanaanka weyn ee caanka
 ka ah waddanka Somaliya. " Mike Xaaji Banaadir ".
 Magacaada maraan arkay waxaan soo xusuustay gabay
 uu ka tiriyay shirka hadda ka socdo dalka Jabuuti.
 
 Taasi haddii aan intaa kaga gudbo.
 Waa runtaa oo Somali waa mid kaliya, in la iloobo
 waxii horey u dhecena way fiicantahay.
 
 Ree koofur wey kala qeybsamaan, qaar xun iyo qaar
 fiicanba wey leeyihiin. Laakiin qoladan waqooyi
 tegta ee duriyadda sku magacaawdo, iyaga ma aha
 kuwa kala qeybsama. Sidii ariga ayay meel u wada
 yaacaan.
 
 Waxaan u maleynaa ceeb ma aha haddii tooshka lagu
 ifiyo oo ceebtooda la tuso, si ay mar dambe khalad
 u galin.
 
 Iyaga la hadal oo somalinimada ha laga helo, amam
 Jamhuuriyadda  ha la baxaanoo magaca somalida
 ha iska
   | 
 |         Mr. A.   | Wednesday, July 12, 2000 - 12:51 pm Talo wanaagsan, Mike.  Waa nasiibdarro in lagu daalo qoryaha dhiga, haddana Mike oo danbeyey  ku xabeebsadey in la joojiyo af-lagaadad la isku dhaafsanayo Internet-ka oo si kale looga faa'ideysan karo sida, waano isdhaafsiga.
 Ugu danbeyn, akhristayaal cadeeya codkiina, oo waa halkii Cabdulle Raagee, "U dhaqaaqa qorrax ka soo bax ama qorrax u dhac, xaa dhexda idin taagey dhulku ha idin la ..'..!"  Ogaadana, aamuska ka danbeeya akhris waxuu sheegayaa in aad ka raali tahay wixii aad akhrisey.
   | 
 |         Anisa   | Friday, July 14, 2000 - 06:48 am Taleex
 
 Walalayal ma manta keenteen war cusob.anigu waxaan ahay gabar somaliyeed oo dholbahante eh.Nasiib wanag loqadaaydi hooyo sii  fican oma garanayo ee Mogdhishu ayaan ku dhashay.Waxaane ka soo qaxaay 1990 waxaane ahaaa 7 jir.marka waxaan idiin sheegi lahaa iniinan is waydiinin  reer woqoyi waxa ey donayaan.north somalia is the best.
   | 
 |         Dhuulo   | Monday, July 17, 2000 - 02:14 am Naaga dhaadheer oo Dhulbahanta ah baa dhulka soo galay.
   | 
 |         BAKOOL   | Tuesday, July 18, 2000 - 07:26 pm reer waqooye aa waaban ka cabsadaa indhaha farahA
 ha iga mudinbo waraa dadkaas waa laga cuudi bileestaa hada yeenan diimo caay nagu bilaabin bo wadaayoow warkooda tuur waa la iloobay dadkaas mar horay ...................
 
 waxeey rabaan ma naqaano............acuunkiyoow reer waqooyi aa acuudu iga dheh bo yurna ku dar
 hirig hirig na ku dar wixii kalena ku dar bo
   | 
 |         Kuusow   | Monday, July 24, 2000 - 01:34 am Bakool aa runta sheege, laakiin walaalaheen waayee ha loo fuutiyo.
   | 
 |         BURCO   | Tuesday, July 25, 2000 - 02:49 am war bal ha cawdi bilaysinee saaxiibayaal reer koonfureed maxaa idinka reer waqooyi idin daba dhigay bal dib isugu noqdoo is weydiiya
 teeda kale maxaa idiin diidey nabadgelyaday heleen walaalihiin reer waqooyi inaad kaga dayataan hadhowna inagoo wada fiyoow aan wada hadalo idinkoo weli xabadii isku eryanayaa umad nabad ka shaqaynaysa afka kala bixi ladihiin hadii kale maad iska cadaysataan oo tiraahdaan xaasidiin baanu nahayoo inaad is dishaan sidayadaa jeceshihii
 ANIISA waad mahad santahay aniisa hadaad waqooyi amaantay waa dhulkaagi oo nabad ah oo dagaal magaciisaba la iloobay laakiin walaalahayo koonfureed oo horena dagaalka noogu bilaabay dhulayagii naga dudumiyay ayaa wel na daba taagan waa ayaan daro.
 WAR DHULOOS GABADHA INOO DAA SAAXIIB
   | 
 |         omar   | Unrecorded Date asalaamu calaykum,
 
 waxaan u arkaa Mr. Anonymous iyo Mr. Burco in u yahay rux keliyo, oo rabo in u abuuro naceeb koonfor iyo woqooyi. taas hora loo waayey.
 nasiib daro waxaan aad uga xumahay dadka aan dersayn mowduuca kuna daysanaayo, waxaan loo bahneed ku hadlaayo.
 
 waa ka baxay.
   | 
 |         Anonymous   | Tuesday, August 01, 2000 - 07:16 pm reer waqooyi are somali's foolass!
   | 
 |         CAYNABA   | Wednesday, August 30, 2000 - 10:36 am dADKA QAAR IN LOO JAWAABO MA ISTAAHILAAN
 NIMANYOHOW WAQOOYI MIYAAD UQAADAN WEYDEEN
 RAGANIMADA IYO WANAAGA AY GAAREEN
 REERKOONFUROOW MARKII HORE MAJEERTEEN AYAA
 WAX GARAD IDIIN AHAA IYANA IDINKA TAGE OO INAAD
 XOOLA TIHIIN AYAY IDIN ARKEEN,WAATAA AYDUN WELI
 IS CUNAYSAAN,ILAAHOOW USAHAL MASAAKIINTA.
 ANAGUNA HADDAANU REER WAQOOYI NAHAY WAANU TASHANAY NABAD BAANU KUWADA NOOALAY
 IYO IS QADARIN NINKU MARKA UU NIN RAGA YAHAY
 NIN KALOO RAGA WAX WEY WADA QAYBSADAAN
 LAAKIIN REER KOONFUROOW RAG BAYDAAN AHAYN.
 {SISTER;ANISA FARIID BAAD TAHAY HADYAD AYAAN
 KUU SOO DIRI LAHAA, DHULBAHANTE WAA RAG
  HADDAANU NAHAY WAX WAANU WADA QAYBSAN
 KARAA}
 BYE.
 BY THE WAY ANISA EMAIL MALAGUGULA XIRIIRI KARAA.
   | 
 |         ax   | Wednesday, August 30, 2000 - 11:16 am salaan
 
 waxaan aad ula dhacay hadalka uu yidhi YAAHUU oo ah in tobigga marka hore loo malaynayo mid cilmiyaysan, balse marka la akhriyo uu ninka bilaabay yahay nin afdillaacsanaya oon garanaynin waxa uu doonayo inuu ka hadlo inuu dad isku diro mooyee.
 
 saaxiibayaal ha iskaga luminana wakhtigiina qaaliga ah inaad dhaandhaankaas oo kale u jawaabtiin.
   | 
 |         Mr Layaab   | Thursday, August 31, 2000 - 12:14 am Sheekadu waxay ka bixi laadahay waqooyi iyo koonfur ana mar mar waxaan ku fikiraa ma dafirtaaba soomaalinimada waayo? waxaan joogaa wadan qalaad marka ay i weydiiyaan waxaa qaxootiga iga dhigayna ama iga soo eryey wadankaygii hooyo waan ka xishoodaa inaan runta u sheego oo aan idhaahdo qabiil baa i keeney laakiin waxyaalo kale oo aan been abuurtay ayaan ku maaweeliyaa waxaana igu kaliftay nin reer Yurub ah oo ilbax ah ama da diisu yar tahay wuu kula yaabayaa haddii aad ku tidhaa wax Qabiil la yidhaa ayey dadkaygii ku dhamaadeen intiisii kalena aduunka qaxooti ku tahay.
 Ala dhulkayga hooyo macaanaa ala wadaninimadu macaanaa ala xoriyadu macaaanaa ala wada shaqeyntu macaanaaa ala is af garashadu macaanaa ala is jaceylki macaanaa ala wada dhalashadu macaanaa.
 Ma waxaad aragteen umad isku af ah isku diin ah isku dhaqan ah oo hadana iyadu is xasuuqeysa, haddi maanta dawalad shisheeye ina soo weerari laheyd sidii Itoobiya 77 kii aduunka idinkaa isugu jeclaan lahaa in kastoo aynaan wax iska celin karin maanta 12 saacadood gudahoodna la iangu qabsan karo wadanka oo dhan hadana waxaa kaaga sii daran cilmi la,aanta meel kasta oo aduunka ah inagu haysta iyo sida aynu aduunka ugu ceebaysa nahay .waxaa kaaga sii daran isla weynaanta iyo sidaynu isula qab weynahay, dhalinyaroo waayaha aduun iyo cilmiyada horu maray weynu ka hurud naaye sidaas uun isku caaya oo isku colaadiya intaad nooshahay ee aad wax qori karto ama hadli karto.
 
 SOOMAALIDU MA HURUDAA OO WAA LA MUDEY MISE ANAA MOODEY?
 
 Mr Layaab
   | 
 |         Anonymous   | Thursday, August 31, 2000 - 04:06 am CAYNABA WAAD QALDANTAHAY HADII AAD KOONFUR OO DHAN MAJEERTEEN AQLI KA SIISAY WAA NASIIB DARRO HALKAA WAXAA IIGA MUUQATA INAANAD REERWAQOOYI AHAYN EE HA SHEEGAN DADKA AANAD U DHALAN.  WAAYO REER WAQOOYI IYO MAJEERTEEN WEY KALA FOGYIHIIN, AMAANA WARKEEDBA DAA, MARKAA GABADHAN MAJEERTEENEY UMADAHA ISLAAMKA AH AMAAN HA KAA HELAAN U MALEYNMAAYO REERWAQOOYI INAY XITAA REER ABTI KUU YIHIIN.  DANAHAAGA GAARKA AH RAACO MAJEERTEENA HA ISKU DAYIN IN AAD SHAATI NADIIF AH U XIDHO.  WAAAN KA BAXAY.
   | 
 |         Mahad   | Thursday, August 31, 2000 - 04:09 am Marka hore iga Gudooma Salaan, inataa hadaan ka gudbo,,Anigu waxaan aaminsanahay soomaali meel kasto ee joogto in ay yihiin dad wada dhahay oo walaalo ah, oo isku diin,iyo isku dhaqan ah. Isla markaasna ay yihiin dad aan kala maarmin, Lakiin hadii ay reer waqooyi rabaan in ay gooni u go'aan waxa ay aniga ila tahay in loo ogalaado.
 Aniga waxaan ah wiil reer xamar ah, oo qaran doona ah...
 Soomaaliyeey ku dadaala qaranimada.
 
 Qarandoon
   | 
 |         woq/kon   | Thursday, August 31, 2000 - 04:51 am waa cadaatee ma calaad tahay(ma doqon) sidii uu u sheegay Omar baa weeye arintu.
   | 
 |         Awbustaale   | Thursday, August 31, 2000 - 11:50 am Duf ku baxa intiina hadalka xun
   | 
 |         Lii   | Thursday, September 07, 2000 - 11:20 am Heey Anisa waxaan ka xumahay inaad afsoomaaliga aad xoogaa iloowday marka kawaran hadii aan kaa caawiyo barashada afka hooyo iyo inaan,,,,,,,,,,,,,,, si kastaba wax soo qor   okey?
   | 
 |         Xiis   | Friday, September 08, 2000 - 07:32 am To Dhuulo:
 Aan kuu saxo ina adeer;
 Naago dhaadheer oo dhuuniyaal ah,oo dhilooyin ah oo dhulbahante ah ayaa dhulka soo galay.
   | 
 |         Laas Qoray   | Friday, September 08, 2000 - 07:57 am To xiis;
 Waryaa adoo iidoor ah oo reerxiis ah,naagihiinu jareeran yihiin qarmuuna badan yihiin qodobweyna kadilaaco sideed hablaha dhulbahante ahna one of the cutes ppl sharaftana ha uga dhicin ee orodoo buurkaroolayaasha ku yaala xiis soo dudumi.
   | 
 |         somali dhalad ah not gadaal ka gaar   | Friday, September 08, 2000 - 06:36 pm TO;NINKA SOOOL ISUGU YEERAY/////
 
 saxiib wax somaliland la dhaho majiraaan ee sool na ha sheegan ee waxaa tahay habar awal sheego wax soowlad la dhaho majiraaan ee waxaa jira jabahad habar awal dhulbahante,warsangali,habarjeclo,gadabiirsi waxay raac san yihiin somaliya waxayna lee yahiina somaliya ha is raacdo.
 
 markaan usoo laabto dadkiina reeeer koonfureed oo kalay miyidaaan  hayn historyga somaliya mise dameer sidaad uraacayseeen unbaad maqa sheen xornimo been been hadaba dadka kala saara umad si kale ayaad tihiin aaaan siyasadna waxba ka aqooon reeeer somaliland mawada diidana somalinimo ee mid mid dhaama ayaan jirin koonfur iyo waqooyi midna waxaaba la qaatay dowlad isku sheegyada habar awal iyo puntland somalida inteeda kale waa burcad xornimo doon ah oo ciday iska xoraynayaaan aaaaan la aqoooon oo taloow dadkaa reeeer konfureeedka ma waxay iska xoraynayaan darood baw baw soo dhacyeeeeey yaaa waaa saaanbuuus laga adamay, yaaaah ha biri biriq layso jaw waryeeee just kiding guys you have to know sometime what you talking
   | 
 |         Anonymous   | Saturday, September 09, 2000 - 04:15 pm what is this obsession with somaliland?
 you all know we were oppressed for 30
 years.we had half the seats of our share,
 just look at every ministry that existed
 in somalia(look at now-22 for ).What
 a choke.You guys have proofed time and
 again that you shouldn't be trusted.For
 the first time we have hundreds of schools,
 universities built or under construction,
 telephones at every home that can afford,
 etc.WE are better than many African states
   | 
 |         Anonymous   | Saturday, September 09, 2000 - 04:36 pm forget somaliland.
 What is wrong with you guys.The way you are
 whinning,you believe you can't live without
 somaliland.I'm beginning to believe too,
 because of the way you are centered on it.
 You guys tell us all the time that you have
 a bigger country,two Rivers,more popolous,more
 fertile land etc etc.SO WHAT THE HELL IS THE
 PROBLEM.Be somebody first.Stand up.Why you are
 obsessed with us is not you love us.It is
 you'r jealous & you want to stop us from ever
 developing.NEVER AGAIN.IT'S A KISS OF DEATH.
   | 
 |         Anonymous   | Saturday, September 09, 2000 - 04:57 pm Jubuuti wants to close BERBERA port.that
 is the thing behind all of this.It is the
 all connection of Darood & Issa.Remember
 when somalilanders were fleeing from Siad's
 murderous army,they went to Ethiopia.Jubuuti
 had and electric barb wire at the border and
 those who slipped in were sent back &
 machine gunned at the border by Siad's DOGS.
 After Siad fell we were nice to those who
 slaughtered us.This time with your provocation
 it will not be the same.YOU WLL GET WHAT
 YOU DESERVE.Somalis have prooved the bigger
 your stick is the better they behave.That
 is why you chose Habargidir as president.
   | 
 |         Anonymous   | Saturday, September 09, 2000 - 05:09 pm forget somaliland.
 What is wrong with you guys.The way you are
 whinning,you believe you can't live without
 somaliland.I'm beginning to believe too,
 because of the way you are centered on it.
 You guys tell us all the time that you have
 a bigger country,two Rivers,more popolous,more
 fertile land etc etc.SO WHAT THE HELL IS THE
 PROBLEM.Be somebody first.Stand up.Why you are
 obsessed with us is not you love us.It is
 you'r jealous & you want to stop us from ever
 developing.NEVER AGAIN.IT'S A KISS OF DEATH.
   | 
 |         Anonymous   | Saturday, September 09, 2000 - 05:11 pm what is this obsession with somaliland?
 you all know we were oppressed for 30
 years.we had half the seats of our share,
 just look at every ministry that existed
 in somalia(look at now-22 for ).What
 a choke.You guys have proofed time and
 again that you shouldn't be trusted.For
 the first time we have hundreds of schools,
 universities built or under construction,
 telephones at every home that can afford,
 etc.WE are better than many African states
   |