Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): E-mail u dir wasiiirka arimaha dibada ee masar
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdulrahman

Saturday, July 22, 2000 - 11:56 pm
Si aad ugala qayb gashaan walaaladiina soomaaliyeed ee wadanka gudihiisa kaga mudaharaaday mowqifka masar ee ku aadan shirka jabuuti, waxaan halka idiinku sheegaya e-mailka wasiirka arimaha dibada ee masar waxaana idinka codsanayaa inaad warqado cabasho ah oo aad ku diidan tihiin halka masar iska taagtay shirka dibu heshiisiinta soomaliyeed ee jabuuti ka socda.

Adigoo aan caytamin hadal xuna oran u dhiibo rayigaaga af ingiriisa ama carabi ama faransiis kaad doontid ku qor.

E-mailku waa sidan

ForMin@idsc.gov.eg

Waad mahadsantiihiin walaalayaal