We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Sunday, July 23, 2000 - 12:03 am Si aad ugala qayb gashaan walaaladiina soomaaliyeed ee wadanka gudihiisa kaga mudaharaaday mowqifka masar ee ku aadan shirka jabuuti, waxaan halka idiinku sheegaya e-mailka wasiirka arimaha dibada ee masar waxaana idinka codsanayaa inaad warqado cabasho ah oo aad ku diidan tihiin halka masar iska taagtay shirka dibu heshiisiinta soomaliyeed ee jabuuti ka socda. Adigoo aan caytamin hadal xuna oran u dhiibo rayigaaga af ingiriisa ama carabi ama faransiis kaad doontid ku qor. E-mailku waa sidan ForMin@idsc.gov.eg Waad mahadsantiihiin walaalayaal
|
| | Sunday, July 23, 2000 - 09:52 am ,,,Ee ninku aan u dirnee muxuu bi'iyay aanu ogaanee mise dan kaloo maldahan ee aad adigu wadato baad inaga dhaadhicin oo Awrkaagaad inagu kacsataa walaale!!!!!!
|
| | Monday, August 28, 2000 - 10:22 pm what the hell do I tell the diaberhead?
|