Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): DOWLADA CUSUB EE SOOMALIYA:
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Wednesday, August 09, 2000 - 08:48 am
Asalaamu Calaykum waraxmatulahi.
Intaa kadib waxay aniga ilataha in taageero wayn loo fidiyo Dowlada cusub ee lagu soo dhisayo wadanka Jamhuuriyada Jabuuti, Sababta oo ah hadii aan lataageerin Dowlada cusub waxaa dhici karta in ay soomaaliya ku timaado arin aan weli la,maqal lana,arak. Somaliya waxay dowlad la,aan ahayd mudo kaban 10 sano waa la,socotaa heerka aan gaarnay, marka saaxiibayaal qof walba meesha uu joogo haka muuji rabitaanka dowlad soomaaliyeed marnaba haku fikirin yaa ladoortay, yaa wax noqday kaliya ku fikir wax mala,dhisay hadii kale waxaad la,mid noqonaysaa [Warlords] oo si cad u yire hadii aan wax loo magacaabin in ay wax walba qaadacayaan iyagoo dantooda ka hormarinayo tan ummada soomaaliyeed. Xuseen Caydiid, Cabdilaahi Yusuf, iyo kuwa lamidka ah waa kuwii wadankayaga bur buriyay maantana waxay leeyihiin waxaan metelnaa ummada soomaaliyeed war waa su,aale yay metelaan?
Jawaatu waa sidaan cidna ma,metelaan ee waa bur cad dhiig cabyo ah..
Ummada soomaaliyeed waa ku daaleen dagaal iyo is nacayb maanta waa maalintii shacabka [not the warlords, and thier freinds]Waxaa mahad gaar ah led. Mudane Ismaaciil Cumar Geele iyo dhamaan shacabka reer Jabuuti...Walaalka soomaaliyeedow ogow hadii aan shirka jabuuti wax ka soo bixin waxaa laga yaabaa in aan soomaali danbe la,maqal oo dowlad leh, sababta oo ah waxaan maraynaa meel aad iyo aad u xun. Anigu mar dhow ayaan soomaliya kasoo laabtay waase ka soo naxay,waxaan tegay in ka badan 10 Gobal oo soomaaliyeed.Taageer danta ummada ha taageerin tan qabiilka..
MAY ALAH BRING PEAC TO OUR COUNTRY, AND OUR PEOPLE, Aamiin,Amiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soyan loyan

Monday, September 11, 2000 - 11:26 am
Dear brothers and sisters

No wonder that we had a rough long ten years but yet not over.Why?because we aren't welling to face the realty and by this matter we will never ever get to rest in peace.!!This is my way of looking at our issue.More over we say well the new goverment is ganna be good for God's seack new goverment are the old guards (part of Siyad bare's staff".What are the chances of them being honest 20% which is no good.Brothers and sisters lets hope for the better.!!