    KAAHIN | Wednesday, August 30, 2000 - 07:24 am WAXAAN LA YAABANAHY INAY SOO NOQDEEN KUWII WADANKA IYO DADKABA DAJIYAY WAXANSE OGAADAY INAY SOMALI TAHAY DAD AAN KA DHIIDHIN XUMAANTA IYO MUSUSQ MAASUQNIMADA SABTOO AH WIXII IYO WAX KADARAN BAA NOGU SOO NOQDAY. |
    khadija | Wednesday, August 30, 2000 - 07:39 am Kaahin la yaab ma lihid oo fikradaada ayaad ka hadashay, balse waxaan kuu sheegayaa in hadii la yiraahdo ha la dabar gooyo intii doladii hore ka mid ahayd inaanay soconayn waayo soomaali 3/4 waxay u shaqeeyeen dowladii hore, nooc kastaana way la haayeen waxaan ilaahay ka rajeynaynaa inuu dowladan nooga dhigo midii soomaali isku soo ururisa kana saarta cudurka kala dhex galay dadkeena. Soomaalidu baahi weyn ayey u qabtay in dowlad la helo oo dalku nabad ku soo noqdo. Inta badanna dadku wey taageer san yihiin ee kaahinow ha habsaamin ee dantaada raaco walaal. |
    khadija | Thursday, August 31, 2000 - 09:38 am walal Kahin wa runta hada se waxan u bahanahay wa xal wayo 10 sano waxan dhegeysaneynay dad aan somali weyn aan danteed wadin wayo badankood wa rag carurtodi kortay ama eey dibada jiran oo an waqti ka dhumin xag wax barasho lakin somali weyn ama ha jogen dalka gudihisa ama xeroyin qaxoti ha ku jiran sida al jaxim ecc aniga rayigeyga dawlad ayey u bahan yihin noc kasto ha ahato wayo ilmihi 90 geli laha skool manta dugsi sare ayu ka bixi laha marka an ku dadalo sidi aan Qabil uga gudbi laheyn oo wadankeni u dhisi la heyn wan idin salamay walalyal dhamantin |
    kaahin | Thursday, August 31, 2000 - 07:21 pm gow khadiija kuma af garane maxaad tidhi ,aniga ninkan ay walawayntu la cararayaan ima talinayo waa hadaad dhago ledhay ee adiga khadija hakuu taliyo. |
    Anonymous | Thursday, August 31, 2000 - 07:47 pm dhamaan waxaan salamayaa una tahnidanayaa ummada somaliyed ee waagu uu uberyey meel kasta oo ay joogaan.. waxaan u arkaa inay tahay waajib muqadis ah inan tageerno madaxweynaha cusub, waxaan qabiilka u arkaa inuu yahay dumeye aan waxaaba dhisin. waxaad ogtihiin in dadkeeni ay gaajo dhameysay qaar kale cudur iyo cadow u dhameyey. waxaad ogtihin in magaccina laga nacay meel kasta oo adduunka ka mida . taas waxaa keenay qabiilka aad aaminsantiin iyo jahilnimada idin hasa.united somalia we stand.... siyad haji nuh... |
    Anonymous | Thursday, August 31, 2000 - 07:53 pm dhamaan waxaan salamayaa una tahnidanayaa ummada somaliyed ee waagu uu uberyey meel kasta oo ay joogaan.. waxaan u arkaa inay tahay waajib muqadis ah inan tageerno madaxweynaha cusub, waxaan qabiilka u arkaa inuu yahay dumeye aan waxaaba dhisin. waxaad ogtihiin in dadkeeni ay gaajo dhameysay qaar kale cudur iyo cadow u dhameyey. waxaad ogtihin in magaccina laga nacay meel kasta oo adduunka ka mida . taas waxaa keenay qabiilka aad aaminsantiin iyo jahilnimada idin hasa.united somalia we stand.... siyad haji nuh... |
    Anonymous | Saturday, September 02, 2000 - 01:09 pm adigay kugu tahay waajib ileen adaa dadnimadii ka tegay, oo tashan weydayee rag waxaa ugu liita ma toshe , matashade iyo ma tashiishe ! |
    mohamed | Saturday, September 02, 2000 - 02:17 pm kaahin waxaad muujisay inaad ka xuntahay dowladda la soo dhisay, oo aad eedo yeeshay madaxdeeda, haddaba tobankii sano maxaa loo waayay cid xal keenta, fadlan hadii dad badani ay diyaar u yihiin inay ka hor yimaaddaan madaxweyne la soo dhisay kuna eedeeyaan qabiilka uu ilaahay ka dhigay aan dowladda japan weydiisano inay noo soo sameyso (roket) computer sida aadanaha u sawiran oo madaxweyne noo noqda illeyn asagaan qabiilna aheyne, haddii kale oo ay dad badan faa,iido ugu jirto fowdada waddanka taalla waxaan dhihi lahaa iska illooba danihiinna khaaska ah maaddaama ay maalin walba boqolaal muwaadiniin soomaaliyeed ah u dhimanayaan gaajo ama loo dilayo si ay danihiinnu u fulaan |