Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): WALAALAHAY KU NOOL SOOMAALIA DIBADIISA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAAJI

Wednesday, August 30, 2000 - 05:05 pm
Marka hore waa salaaman tihiin
Marka xiga walaalayaal waxaa nasiib daro ah in uu ilaahay noo qadaray ku firdhisanaan aduunka dacaladeeda hase yeeshee soomaalida ma aha kuwa ku adag diintooda, walaalayaal caalamka oo idil waxaa laga sheegayaa khaas ahaan wadamada yurubta iyo nourth ameerica in ay ugu daran yihiin xaga fasahaada diineed soomaalidana waa dad musiibo ku habsatay oo fasahaadaas ku dhex dabaashay sida raga diintooda ku badashay lacag, dumarka oo fasahaada meel xun ka gaaray, ubadkeenii oo naga fara baxsaday,iwm.
Hadaba waxaan dhihi lahaa walaalahay ku nool yurub iyo nourth ameerica in ay ilaahay ka baqaan meelwalba ay joogaan,iyo in ay gaalada iska ilaaliyaan oo ay diintooda ku gadanin maal aduunyo, iyo marwalba in aad xusuusataan dhimashada iyo qabriga oo nasugaaya.
Walaalayaal intaas waa iga nasteexo ee raali ahaada
Waxaad igala soo xiriiri kartaan emailadeeyda oo kala ah
sadiqalqa@hotmail.com
sadiq_q@yahoo.com
wassalaamu calaykum waraxma tullaahi wabarakaatuhu